Presentation is loading. Please wait.

Presentation is loading. Please wait.

Xaalada Iskuulka Kulanka Title I Marcy Open Oktobar 14, 2014 1.

Similar presentations


Presentation on theme: "Xaalada Iskuulka Kulanka Title I Marcy Open Oktobar 14, 2014 1."— Presentation transcript:

1 Xaalada Iskuulka Kulanka Title I Marcy Open Oktobar 14, 2014 1

2 Qasadka Xaalada Iskuulka Qasadka Iskuulka iyo Cinwaanka koo-waad ee kulanka isu imaa tanka sanadka ayaa ah: Diyaarin war bixino ama khabar ku saad san arimaha xaalada iskuulka Diyaarin ku salaysan wax yaalaha ku soo kurdhay iskuulka ee hormar soo-fiicnaadka qorshe Wadaaga ka-horraynyaha, yool iyo xeel lagu soo fiicnaay siinayo Diyaarin wadooyin la rabo in lagu kurdhiyo ka-qayglida qoosaska gabi ahaan sanadka. Xaqiijin qasadka cinwaanka loo yaqaano I (Title I) Tilmaamid xog is-dhaafsiga waali-diinta/mas’uul qaadaha caruurta waxa ay filankaraan in ay helaan warbixin la xiriirta hormarka caruurtooda. 2

3 Qodobbo ANAGA YAA NAHAY WAX YAALAHA HADA KADHACA ISKUULKA EE DHABTA AH Xeelyaha Tartamidyo SOO-FIICNAADKA QORSHE EE ISKUULKA Yoolka Masaaxo iyo Xeelalka ee dhagsadka ama Guulaysiga Ardayda, Imilada, iyo Ka-qayb Qaadashada Qoosaska Cinwaanka loo ya qaano (Title I) Miisaaniyadda iyo Istic maalka Lacagaha KA-QAYB QAADASHADA QOOSASKA Xog is-dhaafsi Fursado Ka qayb qaadasho Taa geerid 3

4 Marcy Open – Anaga Yaa Nahay Furitaanka Marcy, Iskuulka waxa oo soo-jeedinayaa ama yeelayaa barasho beey’adayda ay ku dheexan tahay barnaamij aqooneed oo mira dhalleh iyo kubciyeedka shaqsiga taa soo ay hurmood u tahay barasho nolo-leed iyo sida shaqsiga oo u samaysto goolal. Furitaanka Marcy waxa ay diyaari naysaa bey’ad ixtiraam leh taa soo ay ka mudbaxayso mas’uul qaadid, awood hal-abuurnimo, wax aad loo doono iyo adoonka oo la-isku xiraayo. 4

5 Xog qorshaynta Bulshada 5 52.5% 31.6% 7.5% 5.6% 2.7%

6 Tilmaanta Bulshada Marcy-Holmes waxa ay ku taa laa xaafada east bank ee u dhow Wabiga Mississippi River kaa soo loogu magac daray William L. Marcy iyo Oliver Wendell Holmes. Xaafadaan ama jaarkan ayaa ku dhinac yaala Wabiga Mississippi ee koonfurta downtown Minneapolis. Jaamacada Minnesota laga bilaabo xadka bariga iyo soohdinta galbeedka ee jaarka ayaa ah Bariga Hennepin/Central Avenue meel ganacsi ah. Marcy-Holmes ayaa ah guriga Dinkytown, taa soo ay ku jirto ama ay tahay guub ganacsi oo lagu abaarayo loona soo dhaway nayo Jaamacada Minnesota. Jaarkan sidoo kale waxa oo bixinayaa guryo loogu talagalay badi ardayda dhigata Jaamacada Minnesota. Dhamaan dadka ku nool Jaarka Marcy-Holmes ayaa tiradooda gaaraysa 9,000 iyada oo inta badan da dooda ay u dhaxayso 18-44. Dad yoowga kala duwan ee degan jaarkan ayaa kur u kacay sanad yadan la soo dhaafay. Celceliska tirada qoosaska degan jaarka Marcy-Holmes ayaa ah labo qof marka loo fiiriyo celceliska Minneapolis oo ah 2.3. Boqol kiiba sodon qoosaska jaarkan ayaa ku jira caruur da’dooda ka yar tahay 18. Jaarkan ayaa sidoo kale ku badan qoosas caruur leh oo aad sabool u ah marka loo fiiriyo degmada Minneapolis. 6

7 Qorshe Gaar ah Mashruuc Guul TOPS Qofkasta ayaa Guulaysanaya MAP Farshaxan Degan Rug Nabad ka dhaxaysa Aduunka Buddies Habeenkii Xisaabta & Saaniska Habeenkii Awooda wax lagu Qoro Waxna lagu Akhriyo Fasalo Bulshada Wax lagu Baro ALC & GEMS/GISES Akhris Corp Xisaab Corp 7

8 Taariikh La-Xiriirta Iskuulka Marcy Open waxaa la furay Sebtembar 1971, kaa soo ka mid ahaa Southeast Alternatives (SEA), ee mashruuc shan sano maalgelin teeda ay bixisay federaalka. SEA waxa ay diyaari naysaa suureeyn la mid ah habka doorsan ee ay Minneapolis iskuula deeda iyo waalidiinta ugu danbeyntii doorashada lagu dhisay ama lagu salayyey. Xiligii dayrta ee1992 ayaa waxa aan u guurnay dhismaha hada aan degan nahay. Darajada ardayda ayaa sidoo kale la bedelay laga bilaabo K-6 to K-8 iyo dadka dhigta iskuulka ayaa tiro ahaan labo laab kur u kacay. May sanadka 2011, Marcy waxa ay u dabaal degayn sanad guuradii afartanaad 40 th kadib markii Lafuray Marcy. Waxaa sharaf moojin u ah Marcy iskuul in oo yahay iskuulkii ugu horayey ee sameeyey tabaha dugsi furan ee Dugsiga Dadwaynaha Degmada Minneapolis. Dugsiga furan ee Marcy waxa dalabkooda yahay beey’ad barasho oo hoosta ka xariiqayso guuleysiga tacliimeed iyo horumarinta shakhsiyeed taa soo kur u qaada waxbarashada qofka cimrigiisa iyo kur u qaadida goolka shakhsiga. Marcy Open waxa ay diyaari nayaan bey’ad ixtiraam leh taa soo ay hoosta ka xariiqayso mas’uul qaadid, awood hal- abuurnimo, wax aad loo doono iyo adoonka oo la-isku xiraayo. Marcy Open Iskuul, waxa ay la kaashanayaan qoysaska ayna doonayaan in ay abuuraan in ardayda heerarka sare ee deeq tacliimeed, sharafta, hogaaminta, iyo in ay noqdaan shacab mas'uul qaada. 8

9 Rafiiqa Bulshada Yool Gudataanka Koo waad ee Kaniisada Minnesota Cid kasta ayaa guulaysanayso! Jaamacada Minnesota Augsburg YMCA YWCA Holmes Park Village / Waayeelka Koonfur Mashruuc Guul Walaal kaaga wayn/Walaa shaada wayn Change INC Teen Out Reach North Point Health 9

10 Xaqiiqda Hada La Wada Yaqaano ee Xisaabta 10

11 Xaqiiqda Hada La Wada Yaqaano ee Sayniska 11

12 Xaqiiqda Hada La Wada Yaqaano ee Akhriska 12

13 Magacaabista iskuulka Magacaabista Iskuulka ee Hada la wada Yaqaano– None Wasaarada Wax-barashada Minnesota waxa ay tilmaamaysaa tilmaamahaasi dugsiga ee Cinwaanka loo ya qaano Title I in dugsiyada saddex sannadood oo kasta oo ku salaysan qaybaha soo socda ee ka mudbaxaya natiijooyinka MCA: Aqoon sare Koritaanka(MCA to MCA) Dhimista Faraqa u Dhaxeeya Gaarista Wax-barasho Qiyaasta Qalinjebinta(HS only) 13

14 Qorshaha Wanaajinta Dugsiga Qorshaheena ee wanaajinta dugsiga waxaa loogu talagalay in ay wax ka qabato walaaca shaaca ka qaaday in xogta oo diirada saaraya saddex meelaha xudunta u ah iskuulka. Hanashada Ardayda Cimilada Iskuulka iyo Abaabulka ama Ka qayb-galka Qoysaska 14

15 Hanashada Ardayda Meelaha yoolka: 1) Akhriska 2) Xisaabta Tabaha ama (Strategies) : 1)Dhammaan shaqaalaha dugsiga waxa ay ku lug yeelan doonaan dib u eegidda / naqshadaynta, horumarinta, fulinta iyo joogteynta Qorshaha wadahadalka ee hubaalka ku salaysan ee arimaha Iskuulka. 2)Si buuxda Macalimiinta ayaa hirgeliyo heerka waxbarida khaaska ku ah ardayda samaynaya ayada oo ay ku salaynayaan dhamaan goobaha xambaarsan barista kuna horumarinayaan baritaanka asaasiga ah ee naqshaynta School Open. Macalimiintu waxay ka qayb qaadan doonaan PDPLC ee si loo horumariyo waxbarashada ardayga iyadoo la isticmaalayo habka xilgudashada ugu habboon ee hawlgelinta ardayda, kasooo su'aalo ka agagaarka heerarka iyo isticmaalka kordhaysa oo ah qoraalka macluumaad. Macalimiintu waxay iska kaashandoo -naan si ay si buuxda u hirgeliyaan barnaamijyo tayo iyo waano EL, Waxbarashada Gaarka ah, Hormarin, iyo halgamayaal wax baranaya. Kaqaybgalka firfircoon ee PDPLC ayaa wuxuu xoojin doonaa dhaqan barid iyada oo marayo qorshe hawleed, wada shaqeyn, iyo horumarinta xirfadeed taa soo ay ku salaysan tahay xogta hanashada ardayda. 15

16 Cimilada Iskuulkachool Meelaha Yoolka ah: 1 ) Dhamaan ardayda waxa ay ka qayb qaadan doonaan 20 daqiiqo oo fasal lagu bixiyo talo bixin taa soo dhici doonta aroortii maalin kasta si loo hormariyo xirfadaha bulshada iyo dareenka xirfadeed iyada oo diiradda ama larabo in lagu joogtaynayo, waxtarka iyo koritaanka maanka. Tilaabada labaad ayaa ah manhajka Ka-hortagga Daandaansiga taa soo loo yaqaano (anti-bullying curriculum) waxaa ladhigi doo naa isboociiba hal-mar ilaa 5/6. Barnaamij kan aqooneed iyada oo loo marayo wax qorsheeya oo ka dhici doona toddobaadkii hal mar si ay u taageeraan xirfadaha urur iyo horukaca tacliinta ilmaha. Tabaha: 1)Dhammaan shaqaalaha ayaa waxaa lasiin doo naa tababar ay Fasalka kaga jawaabi karaan ama ay ku samayn karaan kobocyo naqshaysan. 2)Macalimiinta oo idil ayaa waxa ay soo gudbinayaan qorshe dabeecad wanaag leh fasalka u gaar ah in loo eegi doona sanad dugsiyeedka oo idil 16

17 Hawlgelinta Qoyska Meelaha Yoolka ah: 1) Xiriir cad oo lagula Xiriirayo Qoosaska. Tabaha ama (Istara tiijiyada): 1)Turjumidda qalabka dugsiga oo lagu bixinayo afka Somaliga iyo Spanishka in si todobaadla ah loogu mudbixiyo warsidaha. 2)Afka Somaliga iyo Spanishka ayaa diyaar ah xiliga iskuulka oo furanyahay iyo marka kulan oo jiro. 3)Wici taanka loo yaqaano Robo-calls ayaa si doo kale waxa oo diyaar ku yahay afka Somaliga iyo Spanishka ayada oo muhiim tahay in lagu bixiyo warsidaha. 4)Wargeyska fasalka oo bishiiba lobo jeer baxo ayaa waxaa ka mid ah manhajka waxbarashada iyo sida loogu taageeri karo guriga. 5)Shirarka Waalidiinta iyo sheekaysiga aragti ee dhaca kana dhax dhaca qoosaska waxa ka mid ahaan doona sharxaya manhajka, qiimaynta kaa soo dhici doona ugu yaraan laba jeer sannadkiiba. 6)Habeenkii dhacdooyinka manhajka oo ay soo bandhigayaan Marcy Open Iskuul taa soo ay ku dhiiri gelinayaan in qoosaska qaybween ka qaa taan waxbarashada. 7)Isku xiraha Waalidiinta, Parent liaison, shaqaalaha bulshada iyo maamulka ayaa la heli karaa iyada oo loo marayo ballan ama iska-by 8)Irrida ama illinka waalidka waxaa laga heli karaa on-line looguna talagalay waalidiinta in ay fasalada ay helaan iyo shaqa guriyeedka (homework). 17

18 Macluumaad Dheeraad ah Wixii faahfaahin dheeraad ah ee qorshaha hagaajinta iskuulka iyo ka qaybgalka qoyska, fadlan ka codso nuqul iskuulka ama booqo website: marcy.mpls.k12.mn.us 18

19 Cinwaanka I iyo Qorshaha Hagaajinta Iskuulka Cinwaanka I ayaa ah barnaamijka federaalka ay lacag ku bixinayaa oo loogu tala galay in iskuulada iyo degmooyinka si hubaal cadaalad leh,loo siman yahay iyo waxbarasho tayo sare leh loo siiyo caruurta si ay u gaa raan aqoonta ku saabsan heerarka waxbarasho ee gobolka iyo qiimaynt. Cinwaanka I waxa uu taageerayaa qorshaha hagaajinta iskuulka iyo maaliyada aan helno inaga ayaa ina caawinaysa si aan u gaarno inaga yoolkayna. 19

20 Cinwaanka I Iskuulada oo dhan miyey helaan lacagta Cinwaanka I? – Maya. Barnaamijka Cinwaanka I ayaa diyaar keliya u ah iskuulada leh qoysaska dakhligoodu hooseeyo/soboolka u ah ama caruur tooda ay dhigtaan. Miisaaniyadda Sanadkan, 23% Miisaaniyadda iskuulka ayaa waxa ay ka imaanaysaa mashroocaan. – wadarta guud ee miisaaniyadda laga helo barnaamijka Cinwaanka I ayaa gaa raysa $224,450 Inaga ayaa ah iskuul kala duwan ee barnaamijka Cinwaanka I, kaa soo ardaydu awoodaan in ay ka faa’iidaystaan adeegyada Cinwaanka I. 20

21 Isticmaalka lacagta Cinwaanka I ee Iskuulkayna Si aad u taageertid yoolkayna, inaga waxaan isticmaalaynaa lacagta Cinwaan I ayaan u isticmaali doo naa sida tan. 96% ayaa loo isticmaa layaa maclimiinta iyo shaqaalaha kale –.5 Ka hortaga Xisaabta, Isku xiraha waalidiinta iyo iskuulka,iyo 5 AE jagooyinka 4% ayaa loo isticmaa layaa taageerada manhajkayna – ST Xisaabta, myOn Akhriska, iyo Zaner-Bloser 21

22 Isticmaalka lacagta Cinwaanka I ee Iskuulkayna $653 ayaa loo isticmaa layaa horumarinta xirfada maclimiinteena – Jawaabta Fasalka $3685 ayaa loo isticmaa layaa kaqaybgalka qoysaska – Cuntada la bixiyo xiliga dhacdooyinka qoysaska $5341 ayaa loo isticmaa layaa arimo kale – Sahay kala duwan oo ay macalimiinta inta badan ay soo sodsadaan sida qalabka farshaxanka, xarumaha la dhageysto, buugaag iyo wixii dheer. 22

23 Horumarka Aradayda Si loo qiimeyyo waxbarashada ardayda, inaga waxaan isticmaalaynaa qiimaynta gobolka (State) iyo siyaabo kale si loo helo xog in barnaamijyada la qorsheeyo lana taageeraa ardaydeenna. Sidan ayaa ah wadooyinka aan idinkula wadaagayno xogta ku saabsan ardayda sanadka oo dhan. 1. Irrida ama illinka waalidka ay ku ugaa daan darajada caruurtooda ee 5-8 2. Nuqulo warqada MAP ayaa waxa loo dirayaa guryaha qoysaska iyo jawaabta MCA ayaa sidoo kale loo dirayaa qoysaska. 3.. Kaararka Warbixinta waxaa la soo diraa sadax dii biloodba mar – K-4 ayaa waxaa la soo raacinayaa foldarka Jimcaha iyo derajada 5-8 ayaa sidoo kale ayaa waxaa lugu soo dirayaa boostada. 23

24 Waalid ahaan, waxaad xaq u leedahay……. In aad ogaato heerka tacliinta macalinka In aad ogaato marka ilmahaaga macalin bedel ku dhaco in muddo ka badan afar toddobaad iyo heerka tacliinta macalinka bedel ah In aad ogaato sida iskuulka ilmihiina loo qiimeeyo marka loo fiiriyo dhibcaha iyo imtaxaanka iskuulada kale ee gobolka In aad filato xiriir joogto ah iskuulka iyada oo xogtaa ay ku imaanayso luqad aad fahmi karto In aad la shaqayso waalidiinta kale iyo shaqaalaha si loo horumariyo ama loo dhiso heshiis heer waafaqsan kaa soo u dhaxeeya waalidiinta/qoysaska iyo dugsiga Si aad oga caawiso qorshaha sidii lacagta ka qaybgalka waalidiinta lagu kharash gareynayo In aad la shawayso maclimiinta, waalidiinta iyo maamulaha iskuulka si loo horumariyo qorshaha ka qaybgalka qoyska Si aad u way diiso kutan in aad la yeelato maamulha iskuulka ama macalinka ilmahaaga waqti kasta 24

25 Fursadaha Kaqaybgalka Qoyska Siiyaan talooyin lagu horumarinayo Qorshaha Hagaajinta Dugsiga, Qorshaha Ka Qaybgalka Qoyska, iyo Nadaamka ka Qaybgalka Dugsiga ee MOPSC Waalidiinta/Ma’uul qaadaha ayaa waxaa lagu dhiiri galinayaa in ay ka qayb qaataan kulanka Cinwaanka I si ay u ogaa daan fursadooyinkan. Ka qayb galka xafladaha dugsiga Booqo fasalka caruurtaada ama waqtigaaga ugu deeq iskuulka ilmahaaga La hadal macalinka ilmahaaga adiga oo kala hadlaya wax yaalaha ku saabsan dhacdooyinka iyo arrimaha saamayn ku yeelan kara shaqada ama dabeecadda 25

26 Qoyska iyo Taageerada Bulshada Marka la eego heerka Iskuulka, la xiriir isku xiraha waalidiinta iyo iskuulka (family liaison): Sidney Orchard at 612-668-1023 Isku xiraha Bulshada ee degmada kaa soo ka kooban meelaha sida (A, B, and C) wixii raacsan Isku xiriyaasha dhaqamada ee ah Hmong, Somali, and Spanish- qoysaska ku hadla, si soo kale raacsan qoysaska African Americanka. – http://osfce.mpls.k12.mn.us/engagement http://osfce.mpls.k12.mn.us/engagement Golaha waalidiinta ee la’taliya dugsiga dadwaynaha degmada 26

27 Horukac Innagii Waxaan idin siin doonaa fursadaha soo socda oo loogu talagalay waalidiinta / masuuliyiinta inay ka tala siiyaan sidee loo hagaajin lahaa dugsiga kaa soo ka mudbaxaya kuwa kan … Kulanka bilooyinka ee MOPSC Sahan waalidiinta Ilbaab furan oo maamul wanaagsan leh Inaga waxaan idinku soo gudbinaynaa warbixinaadka ku saabsan horumarka hagaajinta dugsiga kaa soo ka baxaya… Kulanka iskuulka ee dhacaya xiliga barafka iyo guga Kulanka bilooyinka ee MOPSC 27

28 Su'aalo iyo Wax ka Dhahid Diiwangalid dhibcood oo muhiim ah : 28


Download ppt "Xaalada Iskuulka Kulanka Title I Marcy Open Oktobar 14, 2014 1."

Similar presentations


Ads by Google