Presentation is loading. Please wait.

Presentation is loading. Please wait.

Kulanka Kormeeraha Waalidka Heerarka Waxbarashada.

Similar presentations


Presentation on theme: "Kulanka Kormeeraha Waalidka Heerarka Waxbarashada."— Presentation transcript:

1 Kulanka Kormeeraha Waalidka Heerarka Waxbarashada

2 Soo dhawow

3 Ogeysiin degdega Turjumaad ELA DAC @ Kulanka Kormeerida Waalidka

4 Ujeedada Kulanka Kormeeraha Waalidka Wadahadal furan La wadaag hawlgalada degmada ugu muhiimsan La wadaag warbixinta lagu taageero ardayda Qalabyada lagu wadaago warbixinta

5 Masuuliyadaha Wakiilada Kulanka Waalidka Ka qeybgal ugu yaraan afar kulamo Is ku diiwaangeli hal isbuuc gudahiisa Diyaar u ahaw iyo ka qeybgal kulanka Ka gal qoraalada Kulanka face.dpsk12.org 4 La wadaag bulshada dugsiga

6 Fiidiyowga Heerarka Waxbarashada http://vimeo.com/51933492

7 Heerar: Sidaas Uma Cusba 1993 Xeer-dejiyayaasha Colorado waxay ansixiyeen heerarkii waxbarasho ee ugu horeeyay ee gobolka 1997 Ardayda waxay bilaabeen in sannad kasta imtixaan laga qaado (CSAP, ka dibna TCAP Barnaamijka Imtixaanka Ku Meel Gaarka ee Colorado [TCAP]) 2008 Xeer-dejiyayaashu Colorado waxay gudbiyeen sharci amraya in heerarka dib u cusboonaysiin in lagu sameeyo 2014 Cabirraada Guusha Waxbarashada ee Colorado [Colorado Measures of Academic Success] ayaa bilaabay in cabbiro 2010 Heerarka Waxbarashada ee Colorado oo 10 qeybood ah (oo ay ku jiraan Heerarka Caamka ah ee ugu Muhiimsan ee maadooyinka luqadda iyo xisaabta) oo la ansaxiyay

8 Fiidiyowga Heerarka Waxbarashada

9 7 Xaqiiqooyin oo ku Saabsan Cabirraada Guusha Waxbarashada ee Colorado [CMAS] CMAS = Cabirraada Guusha Waxbarashada ee Colorado [Colorado Measures of Academic Success] Wuxuu badellay imtixaankii CSAP iyo TCAP Wuxuu ka kooban yahay afar qiimayn: maadada luqadda, xisaabta, saynis iyo culuumta bulshada Wuxuu ka kooban yahay PARCC, imtixaan qaran, maadooyinka luqadda iyo xisaabta Wuxuu ka kooban yahay imtixaanka culuumta bulshada ee gobolka kii ugu horreeyay, ee sannadkii tagay la bixiyay Qeybo af Isbaanish ah in lagu darro ayaa weli laga munaaqishoonayaa; imtixaanka xisaabta oo af Spanish ah iyo qeybo - cod ah, tilmaamo - ee imtixanada sayniska, culuumta bulshada Imtixaannada oo dhan qatka internetka ayaa loo wareegi doonaa 1 2 3 4 5 6 7

10 Heerarka ku Saabsan Kala duwanaanshaha Xogta-barashada ka xeynta Hawlaha Adag

11 Fiidiyow Guulo Gabayo ah http://www.youtube.com/watch?v=kbvn1aDnDgY&feature=youtu.be&edufilter=tbARfBHuyG3mpAruEjLFww

12 Illaha Waaladiinta Illo badan oo onleenka ah: standards.dpsk12.org

13 Su'aashee ayaad u haysaa macalimiinta oo ku saabsan heerarka waxbaarshada?

14 Guddiga Wadahadalka Macalimiinta Sara Carlson, Macalinka Rocky Mtn. Prep Debbie Dedrick, Macalinka Trevista ECE-8 Steven Rounds, Macalinka John F. Kennedy High School

15 Su'aalIyoJawaab

16 Waaladiinta oo sida Jaalal Waxbarasho ah Tilmaamaha Barashada Waalidka DPS iyo illo kale Illo badan oo onleenka ah standards.dpsk12.org Shirka Waalidka Macalinka iyo tababarada Heerarka Waxbarashada 3 wado oo lagu taageero waxbarashada guriga ee carruurtaada

17 Shir Sosocota Kormeeraha Waalidka Taladaada, Desembar 2 Mawduuca: Arrimaha Guul Temple Emmanuel, 51 Grape Wadada In aad heeshid heli xusuusinta iyo wargelin ku sabsan Shir Kormeeraha Waalidka fariin @dpsforum to 720-545-1740 marki aad xusuusinta iyo wargelinta isku diiwaan gelisid!


Download ppt "Kulanka Kormeeraha Waalidka Heerarka Waxbarashada."

Similar presentations


Ads by Google