Presentation is loading. Please wait.

Presentation is loading. Please wait.

Foolkaane Waa... Daaqad uu dhagax shiidani ugu soo fakado dullada sare ee Dhulka.

Similar presentations


Presentation on theme: "Foolkaane Waa... Daaqad uu dhagax shiidani ugu soo fakado dullada sare ee Dhulka."— Presentation transcript:

1 Foolkaane Waa... Daaqad uu dhagax shiidani ugu soo fakado dullada sare ee Dhulka.

2 Khataraha Foolkaane  Gaasaska sunta ah  Laafa iyo shiid-naar qulqulaya  Dhulgo’  Dhulgariir  Qaraxyo dhaca

3 Khataraha la Socda  Dhoobo-guur (ay laharro ku jiraan)  Daadad degdeg ah  Dabab duurarka ah  Sunaamiyo  Dhulgariirro

4 Dambaska Foolaane wuxuu  Sababaa dhibaatooyin ba’an oo dhinaca neefsashada ah.  Yareeyaa aragtida.  Sumeeyaa sahayda biyaha.  Sababaa duufaanno koranto.  Khash-khashaa shaqaynta matoorrada.  Ridaa saqafyada.

5 Diyaarsanaanta Dhicidda Foolkaane  Faham khataraha.  La hadal wakiilkaga caymiska.  Diyaarso guntin sahay musiibo.  Samayso qorshe guurid ah.

6 Markuu Dhaco Foolkaane  Raac amarrada guuridda.  Ka fogow aagagga ur-hoosaadka iyo dooxooyinka webiga ee biyuhu ay xaggooda u socdaan.  Haddaad joogto bannaanka iska ilaali dambaska dhacaya.  U diyaargarow khataraha la socda.

7 Markuu Dhaco Foolkaane  Ka dheerow meelaha dambaska foolkaanaha uu ka dhacayo.  Ka nadiifi saqafyada dambaska dhacaya.  Iska jir gaari ku wadidda dambas dhaca.  Haddaad qabto xannuun neefsi ah ka fogow taabashada wax dambas ah.


Download ppt "Foolkaane Waa... Daaqad uu dhagax shiidani ugu soo fakado dullada sare ee Dhulka."

Similar presentations


Ads by Google