Download presentation
Presentation is loading. Please wait.
Published byIsha Andini Modified over 3 years ago
1
Halista Dabka Cabudhid Kulayl Qiiq
2
Samaysiga Qorshaha Dabeed ee Qoyska Rakibo dawanka dabka ka diga. Sii aqoonso meelaha fakashada. Sii baro qorshe fakasho. Ku tababbaro u digidda xubnaha qoyska. Baro lambarka gurmadka ee waaxda dabka.
3
Haddii uu Dab Kaco Degdeg bannaanka ugu bood. Aad meesha lagu kulmayo oo lagu ballamay. Wac waaxda dabk demiska.
4
Haddaadan Fakan Karin Calallo qoyan ku gufee dhinacyada albaabka iyo leyrsheyaasha. Wac waaxda dabdemiska. Hoos u dhawow oo daaqadna u dhawow. Dariishadaha kor iyo hoos u fur. Ka lul calal midab iftiimaya leh daaqadda.
5
Ka Hortegidda Dabka Samee raadin khatar dabeed. Baar burjikooyinka iyo shooladaha sanadkiiba. Kululeeyayaasha “uu shaybaarku baaray” keliya iibso. Carruurta ka fogee tarraqa iyo qaraxadaha. Hubi sida ay korantadu u xiran tahay. Ka fogee waxyaabaha gubta burjikada.
6
Saddexda Nooc ee Dabduureedka Dab-duleed Dab-dhuleed Dab-fooq (baarka geedaha)
7
U Diyaarsanaanta Dab-duureedka Hayso tuubbo jardiino oo ku filan in ay gaarto guriga oo dhan. Hel matoor gaas ku shaqeeya oo la qaadan karo. Ku qalabee shooladaha iyo tuubbada burjikada gasha dhimbil-ceshayaal. Ha kuu dhawaadeen alaabta dabka lagu demiyo. Isticmaal qaabayn dhisme iyo qaab-dhuleed oo habboon.
8
Inta Lagu Jiro Dab-duureed Dhegayso xog gurmad. Ku ekee hebedka (eeyaha, iwm) meel ama saaxiib ama qaraabo ay la joogaan u samee. Gee faraajiinta guban karta bartamaha guriga. Qaad oo meesha ka saar daahyada iyo gandoobka guban kara. Dhamaan albaabbada iyo daaqadahaba fur.
9
Dab-duur ka Dib Isticmaal taxaddar markaad soo noqonaysid. Baar saqafka markiiba. Ha la baaro haanta gaaska iyo saliidda kululeeyahaba. Eeg haday liiq-liiqanayaan geedaha guriga ku hareeraysan. Haddii aysan koranto jirin, eeg qaybiyaha weyn.
Similar presentations
© 2018 SlidePlayer.com Inc.
All rights reserved.
Ppt on c language fundamentals grade Ppt on campus recruiting systems Ppt on indian postal service Ppt on computer malwares anti Ppt on biodiversity and evolution Ppt on food chains and webs Ppt on electricity from waste water Ppt on conservation of ocean resources Download a ppt on natural disasters Ppt on table tennis game