Presentation is loading. Please wait.

Presentation is loading. Please wait.

Duufaan Ba’ani Waa... Tan soo saarta taluulshe (shiid-baraf) wadajira oo ah ugu yaraan saddex-rubac oo inji bed ahaan, lehna 58 mayl saacaddii xawaare.

Similar presentations


Presentation on theme: "Duufaan Ba’ani Waa... Tan soo saarta taluulshe (shiid-baraf) wadajira oo ah ugu yaraan saddex-rubac oo inji bed ahaan, lehna 58 mayl saacaddii xawaare."— Presentation transcript:

1 Duufaan Ba’ani Waa... Tan soo saarta taluulshe (shiid-baraf) wadajira oo ah ugu yaraan saddex-rubac oo inji bed ahaan, lehna 58 mayl saacaddii xawaare ah ama keenta tornaado.

2 Khataraha ay Keenaan Duufaanuhu  Biriq  Shiid baraf  Dabeel-hoosaadda iyo dabaylaha xarriiqa toosan  Tornaadooyin

3 U Diyaarsanaanta Duufaanaha  Faham khatarta.  Baro in aad is yarayso/kaduuddo.  La soco digniinaha.

4 Inta Lagu Jiro Duufaanaha Iska jir:  Ilaha biyaha.  Telefoonka.  Debedda.

5 Haddaad Debedda (Bannaanka) Joogto...  Ka dheerow ilaha biyaha.  Gabbaad ka doono dhisme adag.  Hadday muhiim noqoto:  Gabbaadso gaari ama.  Aad meel hoose iskana dhig wax yar (is- kaduud).  Iska jir biriqyada dabiiciga ah.


Download ppt "Duufaan Ba’ani Waa... Tan soo saarta taluulshe (shiid-baraf) wadajira oo ah ugu yaraan saddex-rubac oo inji bed ahaan, lehna 58 mayl saacaddii xawaare."

Similar presentations


Ads by Google