Presentation is loading. Please wait.

Presentation is loading. Please wait.

Hir Kuleed Waa... Waqti dheer oo uu socdo kulayl dheeraad ah oo inta badan ay la socoto hawo xirraan dheeraad ah.

Similar presentations


Presentation on theme: "Hir Kuleed Waa... Waqti dheer oo uu socdo kulayl dheeraad ah oo inta badan ay la socoto hawo xirraan dheeraad ah."— Presentation transcript:

1 Hir Kuleed Waa... Waqti dheer oo uu socdo kulayl dheeraad ah oo inta badan ay la socoto hawo xirraan dheeraad ah.

2 Khataraha la Xiriira Hirka Kulaylka  Nabarro kulayl  Daal kulayl  Qorrax ama kulayl wareen

3 Tallaabooyinka la Qaado inta Lagu Jiro Hir Kuleedka  Raadso eerkudheeshin.  Ka dheerow hawlaha dhibka badan maalintuu kulku liito.  Xiro dhar miisaan yar oo midab-khafiif ah leh.  La soco xubnaha qoyska iyo deriska.  Cad hoor (biyo) aad u badan.

4 Diyaarinta Guriga  Rakibo difaacyo dheeraad ah.  Xannib u samee daaqadaha.  Isticmaal marwaxadaha daaqad doceedka.


Download ppt "Hir Kuleed Waa... Waqti dheer oo uu socdo kulayl dheeraad ah oo inta badan ay la socoto hawo xirraan dheeraad ah."

Similar presentations


Ads by Google