Presentation is loading. Please wait.

Presentation is loading. Please wait.

Sharciga Xaquuqda Macmiilka Waxaa Soomaali u,turjun tay Fadumo Abdirahman tay Fadumo Abdirahman August 2008.

Similar presentations


Presentation on theme: "Sharciga Xaquuqda Macmiilka Waxaa Soomaali u,turjun tay Fadumo Abdirahman tay Fadumo Abdirahman August 2008."— Presentation transcript:

1

2 Sharciga Xaquuqda Macmiilka Waxaa Soomaali u,turjun tay Fadumo Abdirahman tay Fadumo Abdirahman August 2008

3 Sharciga Xaquuqda Macmiilka Xataa hadii aad ku nooshahay nolol fudud wali waxaa tahay macmiil Badeecada aad macmiil ahan u, gadataa waa badeecada aad u isticmaashid naftaada ama reerkaaga. sharciyadaan wexeey khuseeyaan badeecada aad ka soo gadatid dukaan amaba ganacsade. Xataa hadii aad ku nooshahay nolol fudud wali waxaa tahay macmiil Badeecada aad macmiil ahan u, gadataa waa badeecada aad u isticmaashid naftaada ama reerkaaga. sharciyadaan wexeey khuseeyaan badeecada aad ka soo gadatid dukaan amaba ganacsade.

4 Sharciga Xaquuqda Macmiilka Tusaale ahaan badeecada macaamiishu waa sida telefishannka, cambiyuutarka, qaboojiyaha, marawaxadaha, kabaha, cuntadaiyo wixii lamid ah. Baabuur aad u soo gadatay taftaada ama reerkaaga in aad u istecmaashid sidoo kale waa badeeco macmiil leeyahay laakiin waxaa jira sharciyo u gaar ah baabuurta. Waxaa jirta qabkale oo sharaxeeysa sharciyada u, gaarkaa baabuuurta. Tusaale ahaan badeecada macaamiishu waa sida telefishannka, cambiyuutarka, qaboojiyaha, marawaxadaha, kabaha, cuntadaiyo wixii lamid ah. Baabuur aad u soo gadatay taftaada ama reerkaaga in aad u istecmaashid sidoo kale waa badeeco macmiil leeyahay laakiin waxaa jira sharciyo u gaar ah baabuurta. Waxaa jirta qabkale oo sharaxeeysa sharciyada u, gaarkaa baabuuurta.

5 Sharciga Xaquuqda Macmiilka Badeecooyin badani oo cusubi waxeey wataan damaanada marka la gado lasocota. Damaanadaasi waa mid qoraal ah ama araah ah oo ka imaaneeysa iibiyaha ama warshadii soo saartay. Taas oo qeexeeysa xaquuqdaada hadii badeecadu ay xumaato. Badeecooyin badani oo cusubi waxeey wataan damaanada marka la gado lasocota. Damaanadaasi waa mid qoraal ah ama araah ah oo ka imaaneeysa iibiyaha ama warshadii soo saartay. Taas oo qeexeeysa xaquuqdaada hadii badeecadu ay xumaato.

6 Sharciga Xaquuqda Macmiilka Damaanadaas lasocoto oo deg deg ah waxaa wali sii dheer, gobol kaan maine badeecada macmiil gataa si joogtaa ayay waxeey leeday damaanad dheereed ah oo loo yaqaan damaanada wax gataha. Damaanadaas waxaa micnaheedu yahay in badeecada macmiilku laga gadayo ay tahay mid u qalanta, oo shaqeeyneeysa xiligii sida caadiyan loogu talagay, oo ah waqti macquul ah. Damaanadaas lasocoto oo deg deg ah waxaa wali sii dheer, gobol kaan maine badeecada macmiil gataa si joogtaa ayay waxeey leeday damaanad dheereed ah oo loo yaqaan damaanada wax gataha. Damaanadaas waxaa micnaheedu yahay in badeecada macmiilku laga gadayo ay tahay mid u qalanta, oo shaqeeyneeysa xiligii sida caadiyan loogu talagay, oo ah waqti macquul ah.

7 Sharciga Xaquuqda Macmiilka Guudahaan, damaanada dheereed kaa oo dareensiintaa sharcigeedu wuxuu khuseeyaa, hadii aad gadatid badeeco cusub ama mit horey loo soo isicmaalayt oo markaas: Guudahaan, damaanada dheereed kaa oo dareensiintaa sharcigeedu wuxuu khuseeyaa, hadii aad gadatid badeeco cusub ama mit horey loo soo isicmaalayt oo markaas: Si xun wax uqabta ama u haleey santahay; Si xun wax uqabta ama u haleey santahay; Adiguna aadan wax dhib ah u geeysan shayga markaasna; Adiguna aadan wax dhib ah u geeysan shayga markaasna; Aad soo gadatay in ka yar afar sano kahor markaasna shaygu wali uu kusuganyahay xaalad wali laga rajeenayo in wali la isticmaaali doono. Aad soo gadatay in ka yar afar sano kahor markaasna shaygu wali uu kusuganyahay xaalad wali laga rajeenayo in wali la isticmaaali doono.

8 Sharciga Xaquuqda Macmiilka Sababtu waxay tahay waxaa lagayaabayaa in ay muhiim noqoto in aad awoodid in aad tusi karto marka aad shay soo gadatay iyo meeshii aad kaso gadatay, marka waa in aad xafidataa waraaqaha iyo rasiidyada lasocday shayga markii aad soo gadatay. Hadii shaygu uu lahaa kaarka damaanada lagu diiwaan giliyo waa in aad isagana dirtaa. Sababtu waxay tahay waxaa lagayaabayaa in ay muhiim noqoto in aad awoodid in aad tusi karto marka aad shay soo gadatay iyo meeshii aad kaso gadatay, marka waa in aad xafidataa waraaqaha iyo rasiidyada lasocday shayga markii aad soo gadatay. Hadii shaygu uu lahaa kaarka damaanada lagu diiwaan giliyo waa in aad isagana dirtaa.

9 Sharciga Xaquuqda Macmiilka Hadii aad u,maleeyneeysid in lagaagaday badeeco xun ama haleeysneed waxaad sameeyneeysaa sidatan si aad u difaacdo xaquuqdaada: Hadii aad u,maleeyneeysid in lagaagaday badeeco xun ama haleeysneed waxaad sameeyneeysaa sidatan si aad u difaacdo xaquuqdaada: Wargeli dukaanka iyo warshadii si qoraal ah isla marka aad ogaato dhibaatada. kala har footo koobi adigu wax kasta oo aad dirtid Hadii shaygu uu haleeysan yahay waxaad xaq u,leedahay in bilaash laguugu sameeyo. Waxaad leedahay in aad weediisato iibiyaha in uu udiro shaga warshadii si loohagaajiyo hadii markaas uusan iibiyuhu sameeyn Karin sheyga. Hadii shaygu uu ku jiray damanada dheeraad kaa ee wax iibsatada waxaa laga yaabaa in aad weeydiisato in shayga xumaaday laguugu sameeyo lacag la, aaan. Wargeli dukaanka iyo warshadii si qoraal ah isla marka aad ogaato dhibaatada. kala har footo koobi adigu wax kasta oo aad dirtid Hadii shaygu uu haleeysan yahay waxaad xaq u,leedahay in bilaash laguugu sameeyo. Waxaad leedahay in aad weediisato iibiyaha in uu udiro shaga warshadii si loohagaajiyo hadii markaas uusan iibiyuhu sameeyn Karin sheyga. Hadii shaygu uu ku jiray damanada dheeraad kaa ee wax iibsatada waxaa laga yaabaa in aad weeydiisato in shayga xumaaday laguugu sameeyo lacag la, aaan.

10 Sharciga Xaquuqda Macmiilka Waxaad leedahay xaquuq kale hadii ogaato cilad ku soo baxday badeecada isla marka aad gadatay. Waxaad leedahay xaquuq kale hadii ogaato cilad ku soo baxday badeecada isla marka aad gadatay. Hadii aadan geeysan ciladdaas waxaad xaq u leedahay in la guu sameeyo. Hadii aad ogaato cilad shaygu uu qabo isla marka aad gadatid aadna adigu markaas u geeysan, waxaad sameeyn kartaa sidatan: Hadii aadan geeysan ciladdaas waxaad xaq u leedahay in la guu sameeyo. Hadii aad ogaato cilad shaygu uu qabo isla marka aad gadatid aadna adigu markaas u geeysan, waxaad sameeyn kartaa sidatan: Iska dhaaf in aad gadato shayga kuna celi shayga dukaan kii sida ugu dhaqsa ha badan waxaana weeydiisataa in lacag taadii lagaguu soo celiyo; Iska dhaaf in aad gadato shayga kuna celi shayga dukaan kii sida ugu dhaqsa ha badan waxaana weeydiisataa in lacag taadii lagaguu soo celiyo;

11 Sharciga Xaquuqda Macmiilka Hadii ciladu yartay, waxaa laga yaabaa in iibiyahu xaq u leeyahay in uu sameeyo cilada, isa goo markaas adiga wax lacag ah kaa qaadeeyn haduusan markaas lacagtaadii kuu cilineeyn.sameeynta shayga lasameeynayaa waa in markaas noqdaa mid ku sugan xaalad wanaagsan. Tusaale ahaan, hadii aad soo gadatid nal markaasna nalka daboolkiisa uu jaban yahay ama jeexanyahay marka aad ka soo bixised kartoonka, ibiyuhu waxaa lagayaabaa in uu sameeyn karo shayga isagoo markaas kusiinaya dabool nal oo cusub, laakiin daboolka nal ku waa in uu noqdaa mid leeg nalka kalarkana waa in uu noqdaa mid kii aad rabtay. Hadii ciladu yartay, waxaa laga yaabaa in iibiyahu xaq u leeyahay in uu sameeyo cilada, isa goo markaas adiga wax lacag ah kaa qaadeeyn haduusan markaas lacagtaadii kuu cilineeyn.sameeynta shayga lasameeynayaa waa in markaas noqdaa mid ku sugan xaalad wanaagsan. Tusaale ahaan, hadii aad soo gadatid nal markaasna nalka daboolkiisa uu jaban yahay ama jeexanyahay marka aad ka soo bixised kartoonka, ibiyuhu waxaa lagayaabaa in uu sameeyn karo shayga isagoo markaas kusiinaya dabool nal oo cusub, laakiin daboolka nal ku waa in uu noqdaa mid leeg nalka kalarkana waa in uu noqdaa mid kii aad rabtay.

12 Sharciga Xaquuqda Macmiilka Sharciyadaan badan oo kalaa ayaa wexeey khuseeyaan badecada macmiilka ku waas oo laga gato kunturaadaha badeecada loo yaqaan kireeyso aad yeelatid ee (rent to own). Akhri hubina in aad fahantid kunturaadaha lamid kaa oo dhan. Sharciyadaan badan oo kalaa ayaa wexeey khuseeyaan badecada macmiilka ku waas oo laga gato kunturaadaha badeecada loo yaqaan kireeyso aad yeelatid ee (rent to own). Akhri hubina in aad fahantid kunturaadaha lamid kaa oo dhan. Hadii aan iibiyaha iyo warshaduba raacin sharciyadaan, waxaa lagayaaba in aad dacwad maxkamadeed ku soo oogtid si lacagtaaadii aad u soo ceshatid ama aad shay bedalkiisaa u heshid. Hadii qiimaha shayga uu ka yaryahay 4,500 markaas waxaad u baahan tahay in aad buuxisid waxa loo yaqaaan dacwadaha yaryar (Small Claims Action). Hadii aan iibiyaha iyo warshaduba raacin sharciyadaan, waxaa lagayaaba in aad dacwad maxkamadeed ku soo oogtid si lacagtaaadii aad u soo ceshatid ama aad shay bedalkiisaa u heshid. Hadii qiimaha shayga uu ka yaryahay 4,500 markaas waxaad u baahan tahay in aad buuxisid waxa loo yaqaaan dacwadaha yaryar (Small Claims Action).

13 Sharciga Xaquuqda Macmiilka Hadii aad buuxid dacwooyinka yaryar waxaad diyaarineeysaa ashtako qoraal ah oo sharaxeeysa dhibaatada, adigoo markaas weeydiisaneeysid maxkamada in ay kaa caawiso xalinta dhibaatada. Dacwadana waa in lawarliyaa qofkii kale ee lasoo dacweeyey marka dacwadu gaarto maxkamada, maxkamada ayaa u qabaneeysa maalin maxkamadeed. Xiligaasna waxaad fursad u leedahay in aad u sharaxdid maxkamada dhibaatada aad qabtid dhinacaaga. Qofka kalena wuxuu sharixi doonaa dhibka jira dhiniciisa, markaasna waxaa gu,aanka ugu dambeeya iyo sidi wax dhicidoonba iskale Garsooraha maxkamada. Hadii aad buuxid dacwooyinka yaryar waxaad diyaarineeysaa ashtako qoraal ah oo sharaxeeysa dhibaatada, adigoo markaas weeydiisaneeysid maxkamada in ay kaa caawiso xalinta dhibaatada. Dacwadana waa in lawarliyaa qofkii kale ee lasoo dacweeyey marka dacwadu gaarto maxkamada, maxkamada ayaa u qabaneeysa maalin maxkamadeed. Xiligaasna waxaad fursad u leedahay in aad u sharaxdid maxkamada dhibaatada aad qabtid dhinacaaga. Qofka kalena wuxuu sharixi doonaa dhibka jira dhiniciisa, markaasna waxaa gu,aanka ugu dambeeya iyo sidi wax dhicidoonba iskale Garsooraha maxkamada.

14 Sharciga Xaquuqda Macmiilka Tani waa warbixin gaaban oo sharaxeeysa xaquuqdaaxa macaamiil ahaaneed,waxaad kahili kartaa warbixin dheeraad ah boga internetka. Pine Tree legal aid website oo ah www.ptla.org iyo gobolka Maine xeer ilaaliyaha guud bogiisa internetka. Tani waa warbixin gaaban oo sharaxeeysa xaquuqdaaxa macaamiil ahaaneed,waxaad kahili kartaa warbixin dheeraad ah boga internetka. Pine Tree legal aid website oo ah www.ptla.org iyo gobolka Maine xeer ilaaliyaha guud bogiisa internetka. www.ptla.org Waxaad kaloo ka heli kartaa warbixin ku saabsan dacwooyinka yaryar maxkamed degmadaad kasa ee degmada. Waxaad kaloo ka heli kartaa warbixin ku saabsan dacwooyinka yaryar maxkamed degmadaad kasa ee degmada.


Download ppt "Sharciga Xaquuqda Macmiilka Waxaa Soomaali u,turjun tay Fadumo Abdirahman tay Fadumo Abdirahman August 2008."

Similar presentations


Ads by Google