Presentation is loading. Please wait.

Presentation is loading. Please wait.

The London TV region Switches in April 2012 Magaalada London TV ga wuxuu isbadalayaa Apriil 2012 Presented by: Somali Management Development Centre Saturday.

Similar presentations


Presentation on theme: "The London TV region Switches in April 2012 Magaalada London TV ga wuxuu isbadalayaa Apriil 2012 Presented by: Somali Management Development Centre Saturday."— Presentation transcript:

1 The London TV region Switches in April 2012 Magaalada London TV ga wuxuu isbadalayaa Apriil 2012 Presented by: Somali Management Development Centre Saturday 07/04/2012

2 What is the digital TV switchover? Waa maxay (Digital TV switchover)?  Waxaa loola jeedaa TV yada UK oo dhan waxay noqonayaan kuwo Digital ah. Midka hada jira ee ah analogue ga waa la damin doonaa, waxaana lagu badali doonaa mid cusub oo ah digital TV xoogan.

3 Why is it happening? Maxaa sidaas loo sameynayaa?  Wareegintan TV ga loo wareejinayo Digital way dhaceysaa islamar ahaantaana Freeview ga ayaa loo marinayaa anteeno digital ah, waxayna gaareysaa dadka aan daawan karin hada.

4 Where can i get impartial advice? Xageen ka heli karaa talo?  Anaga nagala soo xiriir Digital UK. Waxaan nagay hayad bilaash ku shaqeysa oo ka masuul ka ah hogaaminta UK digital switchover.  Anaga kaligeena ma nihin waxaa kaloo nala jira  BBC, iTV, 4, Channel5, Swichover Help Scheme, RNID, RNIB, Citizines Advice Bureau iyo AgeUK

5 What do I need to do? Maxaan sameeyaa? Hadii aad haysatid ama aad rabtid waxaad u baahantahay in aad sameysid  Freeview, BT Vision or top Up waxaad u wareejisaa digital TV gaada ama box kaada TV switchover: Sky TV, Freesat from SKY, Freesat or Virgin Media. Hadii aad haysatid dhamaantood, uma baahnid in aad sameysid wax kale. Analogue TV waa shanta kanaal ama ka yar. Waxaad u baahantahay in aad TV ga u badashid digital hadii kale waxaa kaa bixi doona kanaalo marka la kala wareejinayo

6 What does the switchover help scheme do? Waa maxay mashruuca caawinaada kala wareega (switchover)?  Caawinaada Switchover waxaa sameynaya BBC da, iyadoo ogolaasho ka haysata dowlada, si loo caawiyo dadka waaweyn iyo dadka curyaanka ah in ay TV gooda u badalaan digital.

7 When do I switch Waa goorma ku badalista (Switchover)?  Xooxda Crystal Palace, waxay sameeyeen warlaliye ama baahiye transmitter deegaanka London oo dhan iyo qaybo kale oo ka mid ah wadanka UK. APRIL APRIL Stage One Stage Two 4 April 2012 18 April 2012

8 What are my Options? Sideen u kala doortaa?  FREEVIEWDigital Box ilaa £20 ama Digital TV ilaa £150 wixiisana wada.  FREESATDigital Box ilaa £30 ama Digital TV ilaa £450 dish hadii loo baahdo waa £80.  FREESAT FROM SKY£175 waxaa ku jira dish yar, viewing card sky box iyo in laguugu shubo kanaalada.  SKY£19.50 - £52 Bishii, ku shubis kanaaladana £30.  BT VISION£4 - £12.50 Bishii. BT Broadband ayaa loo bahanayaa oo ah £7.50 bishii. Isagaa iskunshubaya (Self installation).  TOP UP TV79.99 qiimahiisa wuxuu u dhexeeyaa £7-£54.98 Top Up, Tv recorder, isagaana isku shubaya (Self installation).  VIRGIN MEDIA£6.50 -£24.50 bishii ayna ku jirto V HD box talefon Virgin ah ayaa loo baahanyahay line taleefoon oo virgin ah (13.90 Bishii) iyo kushubis £40 installation.

9 WHAT CHANNELS AND SERVICES WILL I GET? IMISA KANAAL AYAAN HELAYAA?  Digital TV ga, waxaad ku raaxeysan doontaa shantii kanaal ee cadiga ahayd iyo kuwo kale, hadii aad dooratid midka Free ga tirada kanaalada aad heleysid waxay ku xiran tahay laliyaha aad ka heshid signalka. Guryaha intooda badan waxay heli doonaan in ka badan 40 kanaal, qaarna waxay heli doonaan ilaa 15 kanaal.  Waxaad si toos ah uga heli doonta kanaalada raadiyaha TV gaada, dadka aragoodu uunan wanaagsaneyn waxaa loogu deeqi doonaa qalab.  Dhamaan guryaha waxay helidoonaan kanaaladan: BBC ONE, BBC TWO, BBC THREE, BBC FOUR, BBC PARLIAMENT, BBC NEWS CBBC BBC, CBEEBIES BBC, ITV 1, ITV 2, 4, 4E, MORE IYO CHANNEL 5.  Hadii aad jeclaan lahayd kanaalo kale, waxaad eegtaa Freesat ama Freesat ka SKY,  ama qaado kuwa billaha biilka loo baxiyo ee SKY, VIRGIN MEDIA, BT VISION ama  TOP UP TV.

10 YOUR QUESTIONS ANSWERED Suaalahaada waa laga jawaabay Do I need to get a new TV? Ma u baahanahay in aan helo TV cusub?  Maya, uma baahnid in aad heshid TV cusub TV walba waa labadali karaa xataa midka black iyo white ka ah.  Inta badan boxisyada digitalka waxay ku xiran yihiin TV isticmaalaya SCART cable. Hadii TV gaada uunan haysan SCART Socket, waxaad u baahantahay in aad waydisato digital box ku dhisan RF Modulator.

11 What should I look for if I decide to get new equipment? Maxaan raadiyaa hadii aan rabo in aa iibsado mid cusub?  Waxaa eegtaa TV sets, digital boxes iyo digital TV recorders kuwaas oo leh  calaamada digital tick (√)

12 Will my video or DVD recorder still work? Fiidiyogeyga ama DVD naastaraha ma shaqeyn doonaan?  Markaad wareejisid oo switchover ka sameysid, hadii VCR ama DVD recorder ka uunan ahayn digital, ma duubi karaan kanaal adigoo daawanaya kanaal kale.  Digital TV recorderka oo kaliya ayaa kuu ogolaan kara in aad sidaas sameysid,  digital TV recorder ayaa sidoo kale u badali kara TV gaada digital.

13 Will I need a new aerial? Ma u baahan doonaa anteeno cusub?  Hadii aad haysatid hada anteeno wanaagsan, uma badna in aad badashid anteenadaadii hore.  Hadii anteenada hada aad haysatid ay tahay mid liidata, waxaa laga yaabaa in aad u baahatid in aad badashid.  Waxaad ka eegtaa aerial checker boga 284 ee teltext. Ama sug in switchover ka si aad u aragtid in sawirka TV ga wax yeelo soo gaaray iyo in kale.

14 Will I need to change my radio at the same time? Ma u baahanahay in aan badalo raadiyahayga sidoo kale?  Maya, isbadalkan waa TV ga oo kaliya.

15 Your questions answered Suaalahaada waa laga jawaabay  What do I do if I live in a conservation area or listed building? Maxaan sameeyaa hadii aan ku noolahay meelo ay ka jiraan ilaalin (dhismo diiwaan gashan listed ah?)  Xakameeyno qaas ah ayaa qabanaya anteenooyinka iyo dishashka dhismayaasha listedka ah uunan qofka lahayn si aad u hesho faahfaahin dheeraad ah booqo websiteka www.digital.co.uk/propertymanagers www.digital.co.uk/propertymanagers

16 What if I live in a flat? Ka waran hadii aan ku noolahay guri flat ah?  Hadii aad ku nooshahay flat, waxay u badantahay in aad heshid TV signalkaada kuna heshid wadada communal aerial system.  Hadii arinka sidaas yahay waxaad u baahantahay in aad la hadashid qofka maamula gurigaada si ay ugu sameeyaan upgrade ama ay u badalaan dhismaha Anteenada guud (communal TV aerial), sidaas waxaad ku heli kartaa digital signal gurigaada dhexdiisa marka kala wareega (switchover) la gaaro.  Hadii aad u baahantahay faahfaahin dheeraad ah booqo websiteka www.digital.co.uk/sharedaerial. www.digital.co.uk/sharedaerial

17 What if I need this information in an alternative format? Ka warama hadii aan u baahdo macluumaad qaab kale ah?  Hadii aad u baahato macluumaadkan oo far waaweyn ah, ama dhageysi ah, braille, ama luqad kale ku qoran fadlan wac talefoonkan: 08456 50 50 5050.  Hadii maqalka ama hadalka dhib kaa haysto, waxaad ku soo xiriiri kartaa textphone service on: 0845 234 0380.

18 What does the switchover help scheme do? Waa maxay mashruuca caawinaada kala wareega (switchover)?  Caawinaada Switchover waxaa sameynaya BBC da, iyadoo ogolaasho ka haysata dowlada, si loo caawiyo dadka waaweyn iyo dadka curyaanka ah in ay TV gooda u badalaan digital.

19 What does the Switchover Help Scheme do? Waxay ka loo kuu qabanayaan:  In qalabka aad u isticmaashid si fudud  Rakibaad uu kuu rakibo rakibe la soo ogolaaday.  12 bilood daryeel oo ay ku jirto caawinaad taleefoon oo free ah.  Dhamaan shaqooyinkaas waxaad ku helaysaa £40 ama waa u free dadka dhaqaalahoodu liito oo qaata kaalmada gargaar income – related benefit.

20 The Help scheme can help everyone who: Mashruuca caawinaada wuxu caawin karaa qof walba oo:  Jira 75 sano ama ka sareeya.  Ku noolaaday care home mudo lix bilood am in ka badan.  Hela ama heli kara qaybo kaalmada curyaanka (certain disability benefits)  Ah indhoole ama la, qeyb araga ah

21 Waxaad Heli Doontaan Qoraal  The help scheme will write to all eligible people nearer the time.  Mashruuca caawinaada wuxuu u soo qori doona dhamaan dadka xaqa u leh waqtiga dhaw.

22 Thank You MAHADSANIDIIN Abdihakim Moalim Managing Director Somali Management Development Centre


Download ppt "The London TV region Switches in April 2012 Magaalada London TV ga wuxuu isbadalayaa Apriil 2012 Presented by: Somali Management Development Centre Saturday."

Similar presentations


Ads by Google