Presentation is loading. Please wait.

Presentation is loading. Please wait.

Visual 2.1 Soo Dhaweyn iyo Ararta Cutubka Doorka CERT yada ee ka nabadgalka dabka:  Demi dababka yaryar.  Ka hortag dab kale.  Demi Yutiilitida  Caawi.

Similar presentations


Presentation on theme: "Visual 2.1 Soo Dhaweyn iyo Ararta Cutubka Doorka CERT yada ee ka nabadgalka dabka:  Demi dababka yaryar.  Ka hortag dab kale.  Demi Yutiilitida  Caawi."— Presentation transcript:

1 Visual 2.1 Soo Dhaweyn iyo Ararta Cutubka Doorka CERT yada ee ka nabadgalka dabka:  Demi dababka yaryar.  Ka hortag dab kale.  Demi Yutiilitida  Caawi guurista haddii ay lagama maarmaan noqoto.

2 Visual 2.2 Himilooyinka Cutubka  Sharax doorka CERT ee ka nabadgalka dabka.  Garo oo yaree khataraha dabka ee guriga ama goobta shaqada.  Gurmadka dabeed u samee qaymayn billow ah.  Faham taxaddarrada nabdoonaanta ee billowga ah.  Garo maaddooyinka halista ah ee guriga iyo bulshada.  Demi danabka yaryar adigoo dab-bakhtiiye isticmaalaya.

3 Visual 2.3 Saddex-xagalka Dabka  Kul  Shidaal  Oksijiin

4 Visual 2.4 Kimisteriga Dabka Heerarka dabka:  A: Caadiga ah ee guban kara  B: Hoorarka guban/ololi kara  C: Qalabka koranto ee tamarta leh  D: Biraha guban kara

5 Visual 2.5 Yareynta Khataraha Dabka Guriga iyo Goobta Shaqada  Ka fogow “farqoolaha korantada.”  Ha marinin bareeska korantada roogga hoostiisa.  Beddel bareesyada go’an ama fiiqan.  Dayactir qalabyada

6 Visual 2.6 Yareynta Khataraha Dabka Guriga iyo Goobta Shaqada  Rakibo gaas sheege.  Hel oo calaamadi meelaha gaasta laga xiro.

7 Visual 2.7 Yareynta Khataraha Dabka Guriga iyo Goobta Shaqada  Akhro calaamadaha.  Isticmaal hannaanka kaydinta ee L.I.E.S. (Limit, Isolate, Eliminate, Separate) oo ah (Xadee, Go’doomi, Baabbi’I oo Kalasooc)

8 Visual 2.8 Qaymaynta CERT Ka jawaab su’aalahan:  Aniga iyo jaallahay ma demin karraa dabka?  Ma haysannaa qalabkii ku habboonaa?  Ma jiraan halisyo kale?  Dhismuhu qaab ahaan ma u burbursan yahay?  Ma fakan karraa?

9 Visual 2.9 Qaymaynta CERT 1.Xaqiiqooyinka Aruurso. 2.Qiimee Burburka. 3.Tixgeli Waxyaabahaha Dhici Kara. 4.Xaalkaaga Qiimee. 5.Muhiimado kala samee. 6.Go’aanno gaar. 7.Samee qorshe hawl-qabashoction. 8.Hawl qabo. 9.Qiimee horumarka.

10 Visual 2.10 Qalabka Dab-deminta Qalabka la heli karo:  Dab-bakhtiiyeyaal la qaadi karo  Tubbo-ciideedyo qoyan  Xannib  Qalab “Macquul ah”

11 Visual 2.11 Noocyada Dab-bakhtiiyeyaasha  Biyo  Kimiko qallalan  Kaarboon dhaayoksaydh  Dab-bakhtiiye gaar ah

12 Visual 2.12 P.A.S.S.  Pull (Jiid)  Aim (Toogo)  Squeeze (Marooji)  Sweep (Xaaq) Tijaabi dab-bakhtiiyaha intaadan wajihin wax dab ah.

13 Visual 2.13 Nabdoonaanta Dab-xakamaynta Samee:  Isticmaal qalabka nabdoon.  Wada shaqeeya.  Lahow koox gurmad u joog ah.  Lahow laba jid oo laga baxo.  Masaafo nabdoon ka joog dabka.  Baabbi’I dabka.

14 Visual 2.14 Nabdoonaanta Dab-xakamaynta HA YEELIN INAAD  Isku daydo xakamaynta dab weyn.  U dhawaato.  Keligaa la dirirto dabka.  Gasho guri qiiq ka buuxo.

15 Visual 2.15 Maaddooyinka Halista ahi waxay...  Burburiyaan maaddooyinka kale  U qarxaan ama shidmaan sahal  Biyaha uga falceliyaan si xooggan  Kala bayraan markii ay kul iyo shoog u feydmaan  Sumeeyaan aadamiga, xayawaanka ama bay’adda

16 Visual 2.16 Garashada Maaddooyinka Halista ah oo Keydsan

17 Visual 2.17 Garashada Maaddooyinka Halista ah oo Keydsan NFPA 704 afar dheeman oo isku jira: W Wuxuu tusaa biyo ka falcelin OX Wuxuu leeyahay awood oksidheyn

18 Visual 2.18 Garashada Maaddooyinka Halista ah oo Keydsan HurdiCasaan CaddaanCasaan Casaan & Caddaan Casaan& Caddaan BuluugJaalle Caddaan Jaalle & Madow & Caddaan

19 Visual 2.19 Garashada Maaddooyinka Halista ah oo La Safrinayo 1203 3 Magac Heerka Kiimiko Calaamad Tirsiga Kiimikaad Heerka Kiimiko Calaamad


Download ppt "Visual 2.1 Soo Dhaweyn iyo Ararta Cutubka Doorka CERT yada ee ka nabadgalka dabka:  Demi dababka yaryar.  Ka hortag dab kale.  Demi Yutiilitida  Caawi."

Similar presentations


Ads by Google