Kulanka Kormeeraha Waalidka Heerarka Waxbarashada.

Slides:



Advertisements
Similar presentations
Take a computer and tell Profe the #.
Advertisements

El alfabeto.
Duufaan Ba’ani Waa... Tan soo saarta taluulshe (shiid-baraf) wadajira oo ah ugu yaraan saddex-rubac oo inji bed ahaan, lehna 58 mayl saacaddii xawaare.
“ NYANYIKAN LAGI BAGIKU ”
“ BILA KULIHAT BINTANG GEMERLAPAN ”
NKB 190 : “ LANGIT BERNYANYI GEMBIRA ” Syair dan Lagu: Pablo Sosa (Argentina) Terjemahan: F. Suleeman (1990)
Arnoldus Isaak Apituley (1998)
“ YA ALLAH, KASIHMU BESAR ”
KJ 395 : “ BETAPA INDAH HARINYA ” Syair: Philip Doddridge (1755) Terjemahan: Yamuger (1978) Lagu: Edward F. Rimbault (1854)
PKJ 041 : “ ‘KU DATANG KEPADAMU ” Syair dan Lagu: Dewi Pangaribuan (1994)
KJ 355 : “ YESUS MEMANGGIL ” Syair dan Lagu:
DEAL OR NO DEAL How to play… There are 30 briefcases with various monetary amounts inside. To “win” a briefcase, teams must answer a Pregunta correctly.
1 Horumarka waxbarashada iyo kaalinta afka hooyo Abukar Yusuf Warsame Shirka macallimiinta, Stockholm Oktober 24, 2009.
Koorsada RESA: Xarunta Adeegyada Shaqada WAAXDA HORUMARINTA SHAQADA & SHAQAALAHA Q IIMEYNTA A DEEGYADA S HAQAALEYNTA KA H OR.
Halista Dabka  Cabudhid  Kulayl  Qiiq. Samaysiga Qorshaha Dabeed ee Qoyska  Rakibo dawanka dabka ka diga.  Sii aqoonso meelaha fakashada.  Sii baro.
AZMERIT Tartanka Waaliddiinta Maarso  AIMS: Waxaa abuuray qiyaasidda Arizona heerarka u yaal. Canuggaagu wuxuu soo qaadanayey imtixaankaan ilaa.
Daad wuxuu dhacaa... Mar kasta oo ay biyo sare u kacaan oo daboolaan meel engegnayd.
Hir Kuleed Waa... Waqti dheer oo uu socdo kulayl dheeraad ah oo inta badan ay la socoto hawo xirraan dheeraad ah.
NKB 134 : “ T’RIMA KASIH, YA TUHANKU ” Syair dan Lagu: J. T. Silangit (1986/1988)
Hir badeed ay sameeyaan dhulgo’yo ka dhaca badda hoosteeda. Sunaami Waa...
KJ 023 : “ YA ALLAH BAPA ” Syair dan Lagu: Subronto Kusumo Atmodjo (1978)
Foolkaane Waa... Daaqad uu dhagax shiidani ugu soo fakado dullada sare ee Dhulka.
Visual 5.1 Hawlgallada Goobid iyo Samatabbixin  Qaymayn  Goobiddu waxay tahay:  Helidda dhibbanayaasha.  Diiwaan-gelinta meelaha.  Samatabbixintu.
KJ 292 : “ TABUH GENDANG! ” Syair: Adriaan Valerius (+/- 1626)
KJ 427 : “ ‘KU SUKA MENUTURKAN ” Syair: A. Catherine Hankey (1866) Terjemahan: Yamuger (1981) Lagu: William G. Fischer (1869)
An Overview of Somali Language
XISBIGA MIDNIMO QARAN Midnimo – Nabad - Barwaaqo.
By Max. What is Katakana Katakana is the phonetic written Japanese language (there are a total three written Japanese languages.) Katakana is simpler.
3,000Ft 4,000Ft 5,000Ft O2O2 O2O2 O2O2 O2O2 O2O2 O2O2 O2O2 O2O2 O2O2 O2O2 O2O2 O2O2 O2O2 O2O2 O2O2 O2O2 O2O2 O2O2.
XISBIGA MIDNIMO- QARAN MIDNIMO NABAD BARWAAQO SOMAALIYA ©2014.
The London TV region Switches in April 2012 Magaalada London TV ga wuxuu isbadalayaa Apriil 2012 Presented by: Somali Management Development Centre Saturday.
{ Pronunciation! act including stress, the act or result of producing the sounds of speech, including articulation, stress, and intonation.
Content adapted from DEECD Engaging Parents in Career Conversations Framework ( April 2014) - Somali Engaging Parents/Guardians in Career Conversations.
El alfabeto español Notes on the “alfabeto espanol” The characters are the same as they are in English Ch Ñ LL RR We share all the same letters, but.
Visual 2.1 Soo Dhaweyn iyo Ararta Cutubka Doorka CERT yada ee ka nabadgalka dabka:  Demi dababka yaryar.  Ka hortag dab kale.  Demi Yutiilitida  Caawi.
Shaqo Raadin Aqoon Kororsi
Read through the following slides and fill out your study guide Aasaaska Word : Insert ayaa, Review, iyo View bedeley Read iyada oo raaceyso ka dib oo.
JOHN DOE PERIOD 8. AT LEAST 80% OF HUMANITY LIVES ON LESS THAN $10 A DAY.
Xaalada Iskuulka Kulanka Title I Marcy Open Oktobar 14,
Superintendent Parent Forum Academic Standards. Welcome.
Himilooyinka Cutubka  Qeex noocyada halista ah oo ay u dayacan tahay bulshadaadu.  Qeex waajibaadyada CERTyada.  Sheeg tallaabooyinka u diyaarsanaanta.
Goolka waxbarasho Ardeygu waa in uu; Qeexi karaa tilmaamina kraa xayawaanka ku nool wabiga xeeligiisa.. Qeexi karaa malayga iyo xayawaanka yaryar ee ku.
Choosing light bulbs TypePurchase priceLife* Cost per year* Incandescent - 75 watt $0.701 year$10.80 ($2.80 for 4) CFL - Fluorescent spiral - 20 watt $4.408.
The Wellstone: Energy Conservation Reading your electrical bill. 1.Amount used 2.Cost of electricity 3.Fees & taxes 4.Comparing use to last year
为了能减轻 学习的压力我 们为一些大学 生们计划了一 个上海二日游 的活动 游客对象: 秦 1. 复旦大学 5. 欢乐谷 3. 南京路步行街 4. 杜莎夫人蜡像馆 2. 巧克道巧克力手工吧武夷路店.
= Reduce Reuse Recycle Buy less stuff Reuse items Recycle Buy in bulk
Sidee baa la isaga tuuraa qashinka iyo alaabta la midka ah?
Laundry tips for healthy living
Aragtida 2020 / Dugsiyo Tayo Leh Oo Ku Yaalo Xaafad Kasta
How much does water cost? Waa immisa lacagta biyaha lagu bixiyo?
ONE COUNTRY, ONE NATION; SOMALIA
Dib loogu noqdey: Degmada Dugsiga Midaysan Ee San Diyeego (San Diego Unified School District) Aragtida 2020/Dugsiyo Tayo Oo Ku Yaalo Xaafad Kasta.
Reading your electrical bill
How can water be saved? Shower for 10 minutes
SADEX HALIS AH: Illaaliinta
Xogta barnaamijka : Barnaamijkani midha dhaalka aqoonta ee doorka dhalinyarta sababaha ka danbeeyaa waxaa sabab u ahaa markii ay bateen baahiyaha dadweynaha.
Do you want your hot dog pl ai n, with catsup, or with mustard?
QORAALKA KOOWAAD Degmada Dugsiga Midaysan Ee San Diyeego (San Diego Unified School District) Aragtida 2020 / Dugsiyo Tayo Oo Ku Yaalo Xaafad Kasta War.
Tababarka Shaqaalaha Daryeelka Guriga
El Alfabeto en Español.
Calentamiento 9/24/2018 LT: I can use and identify letters of the Spanish alphabet. I can Spell my name in Spanish. 1. ay, es-aye, pay, ah, en-yay, oh,
What do you like your hot dog? Do you like it w ay pl ai n,
КАДРОВА ПОЛИТИКА /УПРАВЛЕНИЕ НА ЧОВЕШКИТЕ РЕСУРСИ/
-.&- ·Af& Q 0 "i'/
Sharciyada Dhaqaalaha Shidaalka ee Dalalka soo Koraya
Soo jeediyey; Abdirashid Ahmed Sheikh Taariikh
GL Markets Galka Qeexidda Shirkadda GL Markets.
MIDEYNTA GOOBO KALA XUDDUUD AH & GOOBO HORUMARINEED OO WADAAG AH
GL Markets Galka Qeexidda Shirkadda GL Markets.
Presentation transcript:

Kulanka Kormeeraha Waalidka Heerarka Waxbarashada

Soo dhawow

Ogeysiin degdega Turjumaad ELA Kulanka Kormeerida Waalidka

Ujeedada Kulanka Kormeeraha Waalidka Wadahadal furan La wadaag hawlgalada degmada ugu muhiimsan La wadaag warbixinta lagu taageero ardayda Qalabyada lagu wadaago warbixinta

Masuuliyadaha Wakiilada Kulanka Waalidka Ka qeybgal ugu yaraan afar kulamo Is ku diiwaangeli hal isbuuc gudahiisa Diyaar u ahaw iyo ka qeybgal kulanka Ka gal qoraalada Kulanka face.dpsk12.org 4 La wadaag bulshada dugsiga

Fiidiyowga Heerarka Waxbarashada

Heerar: Sidaas Uma Cusba 1993 Xeer-dejiyayaasha Colorado waxay ansixiyeen heerarkii waxbarasho ee ugu horeeyay ee gobolka 1997 Ardayda waxay bilaabeen in sannad kasta imtixaan laga qaado (CSAP, ka dibna TCAP Barnaamijka Imtixaanka Ku Meel Gaarka ee Colorado [TCAP]) 2008 Xeer-dejiyayaashu Colorado waxay gudbiyeen sharci amraya in heerarka dib u cusboonaysiin in lagu sameeyo 2014 Cabirraada Guusha Waxbarashada ee Colorado [Colorado Measures of Academic Success] ayaa bilaabay in cabbiro 2010 Heerarka Waxbarashada ee Colorado oo 10 qeybood ah (oo ay ku jiraan Heerarka Caamka ah ee ugu Muhiimsan ee maadooyinka luqadda iyo xisaabta) oo la ansaxiyay

Fiidiyowga Heerarka Waxbarashada

7 Xaqiiqooyin oo ku Saabsan Cabirraada Guusha Waxbarashada ee Colorado [CMAS] CMAS = Cabirraada Guusha Waxbarashada ee Colorado [Colorado Measures of Academic Success] Wuxuu badellay imtixaankii CSAP iyo TCAP Wuxuu ka kooban yahay afar qiimayn: maadada luqadda, xisaabta, saynis iyo culuumta bulshada Wuxuu ka kooban yahay PARCC, imtixaan qaran, maadooyinka luqadda iyo xisaabta Wuxuu ka kooban yahay imtixaanka culuumta bulshada ee gobolka kii ugu horreeyay, ee sannadkii tagay la bixiyay Qeybo af Isbaanish ah in lagu darro ayaa weli laga munaaqishoonayaa; imtixaanka xisaabta oo af Spanish ah iyo qeybo - cod ah, tilmaamo - ee imtixanada sayniska, culuumta bulshada Imtixaannada oo dhan qatka internetka ayaa loo wareegi doonaa

Heerarka ku Saabsan Kala duwanaanshaha Xogta-barashada ka xeynta Hawlaha Adag

Fiidiyow Guulo Gabayo ah

Illaha Waaladiinta Illo badan oo onleenka ah: standards.dpsk12.org

Su'aashee ayaad u haysaa macalimiinta oo ku saabsan heerarka waxbaarshada?

Guddiga Wadahadalka Macalimiinta Sara Carlson, Macalinka Rocky Mtn. Prep Debbie Dedrick, Macalinka Trevista ECE-8 Steven Rounds, Macalinka John F. Kennedy High School

Su'aalIyoJawaab

Waaladiinta oo sida Jaalal Waxbarasho ah Tilmaamaha Barashada Waalidka DPS iyo illo kale Illo badan oo onleenka ah standards.dpsk12.org Shirka Waalidka Macalinka iyo tababarada Heerarka Waxbarashada 3 wado oo lagu taageero waxbarashada guriga ee carruurtaada

Shir Sosocota Kormeeraha Waalidka Taladaada, Desembar 2 Mawduuca: Arrimaha Guul Temple Emmanuel, 51 Grape Wadada In aad heeshid heli xusuusinta iyo wargelin ku sabsan Shir Kormeeraha Waalidka to marki aad xusuusinta iyo wargelinta isku diiwaan gelisid!