Download presentation
Presentation is loading. Please wait.
Published byLorraine Warner Modified over 8 years ago
2
Goolka waxbarasho Ardeygu waa in uu; Qeexi karaa tilmaamina kraa xayawaanka ku nool wabiga xeeligiisa.. Qeexi karaa malayga iyo xayawaanka yaryar ee ku nool wabiga.. Sheegi karaa sob shimbruhu u heesaan waqtiga guga. UU sheegi karaa khatarta deegaan ee ku soo fooleh xayawaanka ku nool wabiga iyo xeeligiissa..
3
Oreskog jiq ahi waa meel ay xayawaan badni sifiican oo nabad ah ugu noolaan karaan.
4
Grevling Godkiisa waxa uu ka soo baxaa marka ay qoraxdu dhacdo si uu u ugaarsado. Dadka waa uu ka cabsadaa, si degdeg ayuu u noqdaa oo xuska gala marka dadka arko. Waxa uu cunaa xayawaanka, dirxi- dhuleedka iyo cayayaanka Xaadhin ayuu samaystaa si uu saxaroonayo.
5
Buorm Dhererkiisu wuxu gaaraa 2 mitir. Marka uu xanaaqo aad ayuu wax u qaniinaa. Sun ma laha. Waa uu gabadaa waxaanu iska dhigaa wax dhintay. Waxa uu jecelyahay gunta wabiga. Waxa uu cunaa cayayaanka, raha iyo malayga yaryar. Waxa kale oo uu cunaa dooliga ukunta shimbiraha iyo xayawaanka yaryar. Waxa uu dhalaa ukun waxan uu dhigaa dhexdeeda.
6
Vannrotte: Dooli-biyood Waxa kale oo loogu yeeraa dooli-dhuleed. Dabaasha aad ayuu u yaqaan. Wabiga xeeligiisa ayuu jecelyahay. Xeeliga godad isku daloola ayuu ka sameeyaa. Dhirta ayuu cunaa. Waxa uu garaacdaa xididka geedaha khudaarta ah.. Waxa uu dhalaa ilaa shan ilmo ah sedaex ama afar jeer xagaaga.
7
Vannspissmus Waa cadaan iyo madow. Timo adag ayuu waxa uu ku leeyahay dabada iyo lugaha danbe. Waa u ku fiicanyahay dabaash iyo muquurashada. Dabada dheer waxa uu u sticmaalaa sidii shukaanta lugahadanbana sidii alwaaxda doonyaha marka uu dabaalanayo. Si fudud ayuu biyaha dushooda u heehaaba. Waxa uu ku noolyahay, cayayaanka, dirxiga, iyo malayga yaryar.
8
Nolosha biyo xidheenka Dayrtii marka roobku dao,biyo ayaa gala biyo xidheenka. Mar marka qaar malaay waaweyn oo xididada dhirta biyaha dhexdeeda ah Ayaan ku aragnaa.
9
Malaayga wabiga Waxa uu jecelyahay biyaha socda. Waxa uu iskaga gudbaa xeebaha, wabiyada iyo biyo xidheenada marka uu dhalayo bilaha sibtambar iyo oktoober. Ninka ayaa marka hore yimaad oo qabta meel ku wanaagsan in ukunta la dhigo. Meesha ugu wanaagsani waa gunta meel biyo feresh ah oo socdaa ka jiraan.
10
Ta dhediga ahi dhowr wiig ayey ka danbeysaa labka. Naagtu god ayey ka samaysaa gunta waanay dhigtaa ukunta. Ninku waxa uu ukunta dusha kaga sayriyaa caano bacrimiya ukunta. Naagtu carro ayey dusha uga shubtaa ukunta inta aanay ka tagin
11
Sjøørret Waxa uu ku noolyahay biyaha badda iyo kuwa macaanba. Waxa uu joogaa xeebta iyo gacamada. Waxa uu tagaa wabiyada iyo biyo xidheenada marka uu ukunta dhigayo. Qaar waxa ay jecelyihiin wabiyada iyo haraha kuwana waxa ay jecelyihiin badda. Kuwa webiyada iyo kuwa baddu waxyar ayey kala duwanyihiin laakiin waa isku nooc.
12
Xayawaanada yaryar oo biyaha ku jira Xayawaanada yaryar oo ku nool wabiyadu waxa ay la qabsadeen biyaha socda. Qaar badan oo iyaga ka mid ahi waxa ay leeyihii layman-mowjadeedyo u fududeeya si aanay biyuhu u qaadan. Qarbadani waxa ay leeyihiin qoobab, qabsatooyin iyo madaiibado nuugeed ay wax ku qabsadaan si aanay biyuhu u qaadan. Qaarkood waxa ay isticmaalaan dhagac yaryar say culays u yeeshaan.
13
Vårfluelarve Dirxiga duqsi gu,eedka Guri dhuun ueg ayaa waxa uu ka dhistaa caleemaha dhadhay iyo qoryaha. Kuwa ku nool wabiyada iyo meelaha biyuhu waxay guryaha ka dhistaan ciida iyo jayga. Kuwo kamida dirxi-duqsiyeedku waxa ay guryo kadhistaan dhagxaanta yaryar oo ay gadaal uga dhajiyaan qori dheer si uu mowjadda si toos ah iskugu taago. Qaar waxay taxdaan shabaq ay ku dhajistaan dhagaxa salka hoose ku yaalla.
14
Døgnfluenymfe Waxa ay leeyihiin gees ay wax ku dareemaan. Waxa ay xagga danbe ku leeyihiin seddex dabo oo dun u eg. Waxa ay leeyihiin dhisme yar oo ay u isticmaalaan baalal.Har små anlegg til vinger.
15
Steinfluenymfe Waxa ay leeyihiin geesas dhaadheer oo ay ku wax ku dareemaan.Har Waxa ay leeyihiin laba dabo oo dun u egg. Dhismo ayey baalal u haystaan.Har Waxay ku wareegaansalka hoose ee biyaha.
16
Snegler Alaalaxeey Waxa ay isku nuugtaa oo isku dhajisaa dhagxaanta iyo qoryaxa xeelliga. Ta la dhahoToppluesneglen Waxa ay la qabsatay oo ku nooshahay biyaha socda.
17
Knottlarve ama Dirxi bureedku Waxa ay qaybta danbe ee jirka ku dhajisaa dhagxaanta, qoryaha iyo xididadda salka ku yaalla. Waxa ay afka ku leeyihiin timo yaryar oo dhalaalaya si ay uga miiraan wayaalaha usoo raacaya biyaha afkooda galaya.Har små flimmerhår rundt munnen for å filtrere organismer fra vannet.
Similar presentations
© 2024 SlidePlayer.com Inc.
All rights reserved.