Presentation is loading. Please wait.

Presentation is loading. Please wait.

SHAAM MINI MARKET GAROWE: PUNTLAND__ SOMALIA GROUP NAMES 1)abaas ilyaas abdirihmaan 2)Hamda abdirisaaq abdirihmaan 3)Mohamed abdirisaaq jamac 4)Mohamed.

Similar presentations


Presentation on theme: "SHAAM MINI MARKET GAROWE: PUNTLAND__ SOMALIA GROUP NAMES 1)abaas ilyaas abdirihmaan 2)Hamda abdirisaaq abdirihmaan 3)Mohamed abdirisaaq jamac 4)Mohamed."— Presentation transcript:

1 SHAAM MINI MARKET GAROWE: PUNTLAND__ SOMALIA GROUP NAMES 1)abaas ilyaas abdirihmaan 2)Hamda abdirisaaq abdirihmaan 3)Mohamed abdirisaaq jamac 4)Mohamed Osman mohamed 5)Mohamed abdullahi mohamed 6)abdirihmaan abdullahi nour 7)ahmed abdi mohamud 8)sharmake Mohamed abdi

2 1] HORDHAC IYO XOGTA GANACSIGA Shaam mini – market waa goob ganacsi oo bixin doonta adeegyada suuqyare oo dhamasystiran, taas oo ku timid fikir dhallinyaro kadib markii ay arkeen baahida loo qabo in ganacsigan la hirgaliyo. Goobtan ayaa loo diyaariyey in ay daboosho baahida loo qabo helitaanka adeeg ee suuq-yare oo ay hesho xaafada Halgan oo aan horey u lahayn suuq-yare, sidoo kalena xal u noqon doonta waqtigii badnaa ee dadka kaga bixi jirey aadida suuqa wayn ee inji.

3 3)GOOBTA GANACSIGA LAGA FURAYO Ka hor doorashada goob ku wanaagsan ganacsigan waxaan xooga saarnay helida meel baahi wayn looga qabo adeegyada aan bixin doono. Ka hor doorashada goob ku wanaagsan ganacsigan waxaan xooga saarnay helida meel baahi wayn looga qabo adeegyada aan bixin doono. Markaas kadib waxaan isla qaadanay xaafada Halgan gaar ahaan aaga Asad Diano in ay tahay xaafad baahi wayn u qabta helida adeegyada suuq-yare oo dhamaystiran, xaafadan oo dadkeedu adeega maalin-laha ah ay u doontaan masaafo aad ufog oo dadkeedu dhib wayn ku qabaan taas oo sababta qarash badan inuu ku boxo gaarida suuqa injida Markaas kadib waxaan isla qaadanay xaafada Halgan gaar ahaan aaga Asad Diano in ay tahay xaafad baahi wayn u qabta helida adeegyada suuq-yare oo dhamaystiran, xaafadan oo dadkeedu adeega maalin-laha ah ay u doontaan masaafo aad ufog oo dadkeedu dhib wayn ku qabaan taas oo sababta qarash badan inuu ku boxo gaarida suuqa injida

4 2)HORDHAC KU SAABSAN QORSHAHA GANAC SIGA 2.1)XOGTA GANACSIGA Shaam mini-market wuxuu bixin doona dhammaan adeegyada suuq-yare laga heli karo sida: khuudaarta noocyadeeda kala duwan, fruits-ka( miraha) adeegyada xaafadaha looga baahan yahay, shoobinadda yar-yar iwm, kuwaas oo macmiishu nooga heli doonaan degdegsiimo, adeeg hufan iyo qiimo jaban 2.2)HIIGSIGA GANACSIGA  In gancsigeena aan balaarino, yeeshana xarumo badan kuwaas oo ku baahsan guud ahaan dalkeena.  Inaan daboolidoono baahida suuqeed ee la jaanqaada waqtigan casriga taas oo samayn karta faa’iido joogta ah. 2.3)UJEEDOOYINKA GANACSIGA Inaa isku filnaasho gaarno Inaa shaqa abuur ka dhigano Inaa dhalin yarta somaliyeed tusaale u noqno

5 MAGACABOOSKAWAAJIBAADKA SHAQO Maxamed abdulaahi maxamed Maamule Dhamaan habsami U socodka ganacsiga La socodka hawl maalmeedka mini market ka Cabaas ilyaas c/raxmaanXisaabiye Lasocodka dhamaan xisaabaadka guud ee ganacsiga Kharashaadka baxaya iyo kuwa soo galaya Abdirixmaan abdulahi nuurXoghaye Kaydinta dhamaan xogaha ganacsiga sharmaake mohamed abdisuuqgeeye Suuqgaynta maalin laha ee ganacsiga Maamulka qaybta online ka Hamda abdirisaaq abdirahman ShaqaaleIibinta mini marketka galinka hore mohamed osman mohamedShaqaaleIibinta mini marketka galinka hore Maxamed abdirisaaq jaamac shaqaaleIibinta mini marketka galinka dambe axmed abdi maxamudshaqaaleIibinta mini marketka galinka dambe MAAMULKA IYO MAAREYNTA GANASIGAYAGA AYAA AHAAN DOONA SIDAN HOOS KU CAD

6 5)QORSHAHA GANACSIGA Ka hor doorashada goob ku wanaagsan ganacsigan waxaa xooga saarnay helida meel baahi wayn looga qabo adeegyada aan bixin doono. Ka hor doorashada goob ku wanaagsan ganacsigan waxaa xooga saarnay helida meel baahi wayn looga qabo adeegyada aan bixin doono. Markaas kadib waxaan isla qaadanay in adeega aan bixin doona baahi wayn looga qabo xaafada halgan taas oo waqti badan iyo kharash badan kaga bixi jirtay adeega maalin laha ah oo ay udoonan jireen masaafo fog Markaas kadib waxaan isla qaadanay in adeega aan bixin doona baahi wayn looga qabo xaafada halgan taas oo waqti badan iyo kharash badan kaga bixi jirtay adeega maalin laha ah oo ay udoonan jireen masaafo fog

7 4)SHAAM MINI MARKET ADEEGA UU BIXIN DOONO ADEEGA  Khudarta nocyadeda kala duwan, hilibka noocyadiisa kala duwan iyo kalluun  Macmacaanka sida ( buskud, nacnaca,shukulatoyinka iwm)  Cabitaanada sida (Fanta, pepsi,iyo biyaha noocyadooda kala duwan)  Adeegyada yaryar ee xafadaha (dhirta shaaha, iyo wax yaabah cuntada lagu maceyo  Kartoono kaluun,ukun iyo faasuuliyado  Shoobinka guud (perfum, cataro carfisooyin, creamo iwm)

8 ADEEGAmayjunjul Khudaarta8090 Hilibka zida geela iyo ariga607075 Adega yar yar sida dhirta shaha503040 Macmacaanka ( buskud nanaca iwm)50 45 Sharaabada iyo biyaha saafiga ah160180 Kartoono kaluun,ukun iyo faasuuliyado75 80 Shoobinka guud (perfum, creamo8090 Total555585600 KHARASHKA ADEEGA SHAAM MINI MARKET

9 6)QIIMAYNTA SUUQA Qaybtan oo kamid ahayd kuwa ugu muhiimsan ee qorshaha ganacsigeena waxaan xooga ku saarnay helida fursadaha suuqa ka banaan. Qaybtan oo kamid ahayd kuwa ugu muhiimsan ee qorshaha ganacsigeena waxaan xooga ku saarnay helida fursadaha suuqa ka banaan. Innaga oo samaynay la tashiyo badan si lamid ahna suuqa ugu samaynay indha-indhayn si xogta aan heli doono u noqoto xog la isku halayn karo. Innaga oo samaynay la tashiyo badan si lamid ahna suuqa ugu samaynay indha-indhayn si xogta aan heli doono u noqoto xog la isku halayn karo. Kadib indha-indhayntaas waxan ku ogaanay fursadaha suuqa ka banaan, kuwa faa’iidada samayn kara iyo kuwa aan xirfadeeda leenahay sidoo kalena deegaanka aan dhib ku ahayn bulshada baahi u qabto. Kadib indha-indhayntaas waxan ku ogaanay fursadaha suuqa ka banaan, kuwa faa’iidada samayn kara iyo kuwa aan xirfadeeda leenahay sidoo kalena deegaanka aan dhib ku ahayn bulshada baahi u qabto. Ka dib markii aan samaynay qiimayn balaaran ayaa waxaan ku ogaanay baahida wayn ee loo qabo furitaanka mini market kaas oo leh adeeg suuq yare oo dhamaystiran Ka dib markii aan samaynay qiimayn balaaran ayaa waxaan ku ogaanay baahida wayn ee loo qabo furitaanka mini market kaas oo leh adeeg suuq yare oo dhamaystiran

10 7)FAAQIDAADA TARTAMA YAASHA  Tar tamayasasha ugu waawayn ganacsigeenu waa mini market yada  Halka aan ka furidoono wax mini market ah kama furna sidaa darted fursad wayn oo aan fikradan uga shaqaysiino ayan haysanaa  Inaan haysano shaqaale xirfad iyo aqoon u leh adeega aan bixinayno  Tartamayaasha ganacsiga wax ugu sokeeya kala wareega jidka 30ka  Si aan uga guulaysano tartama yaasha waxaan qorshaysanay in an qiime macquul ah oo raali galin doona macaamisheena ugu adeegno, adeeg tayo leh

11 HABABKA QAAB IIBINTA SUUQ GAYNTA 1.Website online 2.Xayaysiin 3. page facebook 4) Bage tik tok

12 magacamayjunjul Kirada80 Korontada507060 suuqgaynta507550 shaqaalaha300 Qalabaynta qolka4005015 Other exp100 Total of head expenses 980675605 KHARASHKA SADEXDA BILOOD EE UGU HOREEYA Ka dib markaynu xisaabinay kharashka ku bixidoona sham mini market waxaynu ogaanay inuu noqondoono $4000

13 WAA FIKRAD WANAAGZAN OO LAHUBO HADII LAMAAL GALIYONA IN AY GUULAYSAN DOONTO INSHA ALLAH BIDNILAAHI KARIIM THANK YOU FOR YOUR ATTENTION GUNAANAD


Download ppt "SHAAM MINI MARKET GAROWE: PUNTLAND__ SOMALIA GROUP NAMES 1)abaas ilyaas abdirihmaan 2)Hamda abdirisaaq abdirihmaan 3)Mohamed abdirisaaq jamac 4)Mohamed."

Similar presentations


Ads by Google