Koorsada RESA: Xarunta Adeegyada Shaqada WAAXDA HORUMARINTA SHAQADA & SHAQAALAHA Q IIMEYNTA A DEEGYADA S HAQAALEYNTA KA H OR.

Slides:



Advertisements
Similar presentations
Guddida Doorashooyinka Qaranka. Natiijada Doorashada Madaxtooyada 26 June 2010.
Advertisements

Take a computer and tell Profe the #.
Duufaan Ba’ani Waa... Tan soo saarta taluulshe (shiid-baraf) wadajira oo ah ugu yaraan saddex-rubac oo inji bed ahaan, lehna 58 mayl saacaddii xawaare.
NKB 190 : “ LANGIT BERNYANYI GEMBIRA ” Syair dan Lagu: Pablo Sosa (Argentina) Terjemahan: F. Suleeman (1990)
“ YA ALLAH, KASIHMU BESAR ”
The Spanish Alphabet “El abecedario”.
1 Horumarka waxbarashada iyo kaalinta afka hooyo Abukar Yusuf Warsame Shirka macallimiinta, Stockholm Oktober 24, 2009.
Halista Dabka  Cabudhid  Kulayl  Qiiq. Samaysiga Qorshaha Dabeed ee Qoyska  Rakibo dawanka dabka ka diga.  Sii aqoonso meelaha fakashada.  Sii baro.
AZMERIT Tartanka Waaliddiinta Maarso  AIMS: Waxaa abuuray qiyaasidda Arizona heerarka u yaal. Canuggaagu wuxuu soo qaadanayey imtixaankaan ilaa.
Daad wuxuu dhacaa... Mar kasta oo ay biyo sare u kacaan oo daboolaan meel engegnayd.
Hir Kuleed Waa... Waqti dheer oo uu socdo kulayl dheeraad ah oo inta badan ay la socoto hawo xirraan dheeraad ah.
NKB 134 : “ T’RIMA KASIH, YA TUHANKU ” Syair dan Lagu: J. T. Silangit (1986/1988)
Hir badeed ay sameeyaan dhulgo’yo ka dhaca badda hoosteeda. Sunaami Waa...
Foolkaane Waa... Daaqad uu dhagax shiidani ugu soo fakado dullada sare ee Dhulka.
Visual 5.1 Hawlgallada Goobid iyo Samatabbixin  Qaymayn  Goobiddu waxay tahay:  Helidda dhibbanayaasha.  Diiwaan-gelinta meelaha.  Samatabbixintu.
Kulanka Kormeeraha Waalidka Heerarka Waxbarashada.
PKJ 012 : “ KAMI MULIAKAN NAMAMU ” Syair dan Lagu: Twila Paris (1982) Terjemahan: Yamuger (1999)
NKB 039 : “ DIKAU, ALLAH, KUSEMBAH ” Syair: Wang Da-Wei Terjemahan: F. Suleeman (1990) Lagu: Wang Da-Wei (China)
An Overview of Somali Language
XISBIGA MIDNIMO QARAN Midnimo – Nabad - Barwaaqo.
By Max. What is Katakana Katakana is the phonetic written Japanese language (there are a total three written Japanese languages.) Katakana is simpler.
3,000Ft 4,000Ft 5,000Ft O2O2 O2O2 O2O2 O2O2 O2O2 O2O2 O2O2 O2O2 O2O2 O2O2 O2O2 O2O2 O2O2 O2O2 O2O2 O2O2 O2O2 O2O2.
XISBIGA MIDNIMO- QARAN MIDNIMO NABAD BARWAAQO SOMAALIYA ©2014.
The London TV region Switches in April 2012 Magaalada London TV ga wuxuu isbadalayaa Apriil 2012 Presented by: Somali Management Development Centre Saturday.
Fire safety training dadaab: Notes to trainers on this powerpoint – This powerpoint was developed within the framework of Kenyan regulations. Many of these.
Content adapted from DEECD Engaging Parents in Career Conversations Framework ( April 2014) - Somali Engaging Parents/Guardians in Career Conversations.
Visual 2.1 Soo Dhaweyn iyo Ararta Cutubka Doorka CERT yada ee ka nabadgalka dabka:  Demi dababka yaryar.  Ka hortag dab kale.  Demi Yutiilitida  Caawi.
Shaqo Raadin Aqoon Kororsi
Read through the following slides and fill out your study guide Aasaaska Word : Insert ayaa, Review, iyo View bedeley Read iyada oo raaceyso ka dib oo.
Chapter Two Operators and Expressions Lesson Seven.
Xaalada Iskuulka Kulanka Title I Marcy Open Oktobar 14,
Lesson Four Boolean Type. Definition Boolean type is declared with the keyword bool. It has two possible values: true and false. Its default value is.
Himilooyinka Cutubka  Qeex noocyada halista ah oo ay u dayacan tahay bulshadaadu.  Qeex waajibaadyada CERTyada.  Sheeg tallaabooyinka u diyaarsanaanta.
Goolka waxbarasho Ardeygu waa in uu; Qeexi karaa tilmaamina kraa xayawaanka ku nool wabiga xeeligiisa.. Qeexi karaa malayga iyo xayawaanka yaryar ee ku.
What’s this? Unit 1.
Letters flitsen tot kern 3. e aa p m r k i.
Choosing light bulbs TypePurchase priceLife* Cost per year* Incandescent - 75 watt $0.701 year$10.80 ($2.80 for 4) CFL - Fluorescent spiral - 20 watt $4.408.
The Wellstone: Energy Conservation Reading your electrical bill. 1.Amount used 2.Cost of electricity 3.Fees & taxes 4.Comparing use to last year
Sharciga Xaquuqda Macmiilka Waxaa Soomaali u,turjun tay Fadumo Abdirahman tay Fadumo Abdirahman August 2008.
Hello Educational presentation.
= Reduce Reuse Recycle Buy less stuff Reuse items Recycle Buy in bulk
Sidee baa la isaga tuuraa qashinka iyo alaabta la midka ah?
Laundry tips for healthy living
Aragtida 2020 / Dugsiyo Tayo Leh Oo Ku Yaalo Xaafad Kasta
Qorsheynta: Lacaqta Waxbarasha Dhaqaalaha waxa fangeliyay maktabada Kansas City Public Library.
Waxbarashada Dhaqaalaha galiyey Maktabadda Dadweynaha City Kansas
How much does water cost? Waa immisa lacagta biyaha lagu bixiyo?
ONE COUNTRY, ONE NATION; SOMALIA
The Spanish Alphabet “El abecedario”.
Dib loogu noqdey: Degmada Dugsiga Midaysan Ee San Diyeego (San Diego Unified School District) Aragtida 2020/Dugsiyo Tayo Oo Ku Yaalo Xaafad Kasta.
Reading your electrical bill
How can water be saved? Shower for 10 minutes
SADEX HALIS AH: Illaaliinta
Waxbarashada Dhaqala galiyey Maktabadda Dadweynaha City Kansas
Xogta barnaamijka : Barnaamijkani midha dhaalka aqoonta ee doorka dhalinyarta sababaha ka danbeeyaa waxaa sabab u ahaa markii ay bateen baahiyaha dadweynaha.
The Spanish Alphabet “El abecedario”.
QORAALKA KOOWAAD Degmada Dugsiga Midaysan Ee San Diyeego (San Diego Unified School District) Aragtida 2020 / Dugsiyo Tayo Oo Ku Yaalo Xaafad Kasta War.
Waxbarashada Dhagaalaha galin ah Kansas City Maktabadda Dadweynaha
Tababarka Shaqaalaha Daryeelka Guriga
The Spanish Alphabet “El abecedario”.
Sharciyada Dhaqaalaha Shidaalka ee Dalalka soo Koraya
Soo jeediyey; Abdirashid Ahmed Sheikh Taariikh
GL Markets Galka Qeexidda Shirkadda GL Markets.
Armand Holle “Building Knowledge on Petroleum Resources Management”
QAAB-DHISMEED HAY’ADEEDKA &MAAMULKA
The Spanish Alphabet “El abecedario”.
MIDEYNTA GOOBO KALA XUDDUUD AH & GOOBO HORUMARINEED OO WADAAG AH
Maamullidda Sharciga Shidaalka ee Dalalka Soo Koraya
GL Markets Galka Qeexidda Shirkadda GL Markets.
Presentation transcript:

Koorsada RESA: Xarunta Adeegyada Shaqada WAAXDA HORUMARINTA SHAQADA & SHAQAALAHA Q IIMEYNTA A DEEGYADA S HAQAALEYNTA KA H OR

Tusmada Koorsada Waa maxay RESA? Waa Xarumo Ilo Waa Goob Laga Helo Shirkad Dad Shaqaaleysiisa Waa Meelaha Shaqooyinka Lagu Soo Bandhigo Waa Tababar Xirfado Waa Goob laga Helo Shaqooyinka Banaan Waa goobta laga Helo Macluumaadka Shaqo Isu- diyaarinta Waa Goobta Isla socodka Waa Goobta laga Hello Adeegyada Tilmaanta

Waa maxay RESA? RESA waa barnaamijka Adeegyada Dib-U- Shaqaaleynta Shaqaalaha ee WPRS. 24 ka Nofembar, 1993, Baddalka Gunno-siinta Shaqo ee 1993 (Warqadda Barnaamijka ) kasoo baddalay Xeerka Soshal Sekiyuuritiga (SSA)) ayaa saxiix ku sharciyeeyay. Sida ku qoran P.L , Gobolka waa in ay soo caddeeyaan dalbadaha laga yaabo in ay ka dhamaatey UI caadiga ah (Caymiska Baagamuudada) iyo kaas oo ka faa’ideysan kara adeegyada gargaarka shaqo raadista in loogu guuleysto si shaqo cusub loo heli la'haa.

Waa maxay RESA? Taa waxaa raacsan, laga soo bilaabo 12 ka Juun, 1995, TA (a) dalbadayaasha qaarkood ayaa waxaa looga baahan yahay in ay ka qeyb qaataan Adeegyada Dib-U-Shaqaaleynta aysan ka ahayn haddii ay jiraan sabab wanaagsan. Xeerka Dib-Umaal-gelin iyo Dib-Ukabashada Amerika ee 2009 (P.L ) waxay bixisey wada (maal-gelin) in dib-loogu qiimeynaayo barnaamijyada gobladeena iyo sida markaa loogu baadona baddalaad lagu sameeyo barnaamijka WPRS-RESA. Barnaamijka RESA waa mid qaabeeyey si la socdo guusha dadka ka qeyb qaata inta ay ku jiraan horumarinta shaqo raadintooda iyo qorshiyadooda shaqo raadinta. Haddii aad ku guul dareysato in aad u hogaansami weydo qorshaha shaqo raadintaada waxaa suurto gal ah in ay hakad ku sameyso manfacaaga baagamuudada (unemployment benefits), macluumaad dheeraad ah fadlan la xiriir wareysiqaadaha RESA ee xafiiska kuu dhow.

Waa maxay RESA? Sidaa-awgeed waa kan anaga…. Magacyo cusub, isla hadafkii….. dadka aan shaqeyneyn dib ushaqaaleysiiya. Kuwa dalbanaya waxaa magacyadooda lagu soo saaraa qaab Xisaabaad iyo Baaritaan si loo ogaado kuwa laga yaabo in UI ay ka dhamaaneyso iyo sidoo kale kuwa loo maleynaayo in ay ka faa'ideysan karaan haddii adeegyo dheeraad ah la siiyo. Arji qortayaasha ayaa markaa lagu wargeliyaa in ay koorsadu soo xaadiraan. Xafiisyada ku baahsan gobolka ayaa fiiriya dhamana kuwaa arjiyada soo qortey ee ku jira si loo hubiyo in ka qeyb qaadatayaasha oo dhan ay yihiin kuwa addeecsan. Qof kasta oo u qalma R&S waxaa laga yaabaa in aan loo xulan RESA.

Waa maxay RESA? Haddii aad kan fiirineyso, markaa waxay u badan tahay in RESA* laguu xushey. Sidaa-awgeed hadda maxaa la sameynaa? Macluumaadka waxay ay yihiin adeegyada laga heli karao Xarunta Xirfadda ee Tennessee ayaa raaci doonta bandhigidan ka dib. Wareysigaaga RESA waa kuu diyaar in aad fiirsato. Haddii aad qabto wax su’aalo ah weydii wareysiqaadaha RESA ee xafiiska kuugu dhow. * Ogow: Sidoo kale adeegyada RESA waxaad ka heli kartaa Waaxda Shaqada ee TN boggeeda internetka waxaa arki kara qof kasta (kan ay ku khasban iyo kan aan ku khasbaneyn) in ay fiirsadaan.

Xarumaha Isha Xaruntayada ilaha waxaad ka heli kartaa in aad ka isticmaasho kombiyuutarada internetka ku xiran, nuqdo ka sameysato oo aad ka dirsato fakisk, telfoonka, iyo waxyaabaha ilaha shaqada. macluumaadka suuqa shaqada ee degmo, gobol, qaran, iyo heer caalami ah ayaad ka heli kartaa.

Waa Goob Laga Helo Shirkad Dad Shaqaaleysiisa Xarunta Shaqada kuwa shaqo raadista ku jira siisaa fursad gaar ah ee ay ku helaan shirkadaha shaqada bixiya kuwooda booska ka banaan ayaga oo u maraya meelaha shaqooyinka lagu soo bandhigo ee degmada iyo xarumaha shaqaaleynta, shirkadaha halka ay shaqada ku soo dhejiyaan, iyo tilmaanta. Shaqo raadiyayaasha waxay ka heli karaan macluumaad ku saabsan loo shaqeeyaha waxa ay raadinayaan si markaa qofka shaqada raadinaya uu isku diyaariyo wareysiga iyo hanaanka shaqo raadinta.

Waa Meelaha Shaqooyinka Lagu Soo Bandhigo Xarunta Shaqada waxay si joogto ah u bixisaa fursado ah in shirkadaha ay xarunta yimaadaan oo ay ka raadsadaan qof u shaqeeya. Sidoo kale waxaan isboonsarnaa oo aan ka qeyb qaadanaa meelaha shaqooyinka lagu soo bandhigo oo dhowr ah.* *Xurumaha shaqada ee magaalada ka fiiri adeegyada ay bixiyaan.

Waa Tababar Xirfado Shaqaalaha Xarunta Shaqada waxay kaa gargaari karaan si aad u hesho tababar ama waxbarasho kuu tilmaami karta fursado shaqo wanaagsan oo shaqo cusub.

Waa Goob laga Helo Shaqooyinka Banaan Dadka shaqada raadiya waxay helayaan liistiyo shaqo oo dhamays tiran (is wata) ee baanga shaqada qaranka ama degmada shaqooyinka ka banaan. Sidoo kale waxaa halkaas jooga oo ku gargaaraya qof qabiir ku ah shaqooyinka iyo qofkaas oo kuu tilmaamayo shirkadaha shaqooyinka ka banaan.

Waa goobta laga Helo Macluumaadka Shaqo Isu- diyaarinta Xarunta Shaqada waxay bixisaa macluumaad diyaar garowga shaqo raadinta sida qorista resumeyga, shaqo raadinta, xirfadaha wareysiga shaqo, & intaa in ka badan. Kulan kasta waxaa loo qaabeeyey in ay wanaajiso shaqo raadiyaha fursadooda sida ay shaqo ku heli la’haayeen.

Waa Goobta Isla socodka Xarunta Shaqada waxay bixisaa fursado isku xir oo badan ee ay siiso dadka shaqada raadinaya iyo shirkadaha meelaha ka jira.

Adeegyada Tilmaanta ee Xarunta Shaqada Barnaamijka Askarta Howl-gabka Wakiil ayaa la kulmi doona oo caawiya askarta howl-gabka oo siinaya adeegyo u gaar ah askarta howl-gabka. Adeegyada dhaqan-celin/baxnaanista: Barnaamijkan wuxuu adeegyo siiyaa shaqsiyaadka u qalma ee itaalka daran ama aafo ah. Adeegyada Qaxootiga ama qof Soo Muhaajirey: Waxaa kaliya laga helaa meelaha degmooyinka, barnaamijkan wuxuu caawiyaa qaxootiga iyo dadka soo muhaajirey oo shaqo raadista ku jira.* Shaqalaha Duqowda: Barnaamijkan wuxuu gargaaraa shaqaalaha daqligoodu yar yahay oo da'doodu ka weyn tahay 40 jir kuwaas oo shaqo raadinta ku jira. Kuwa waxa ay heli karaan xadidan.* *Xurumaha shaqada ee magaalada ka fiiri adeegyada ay bixiyaan.

Koorsada RESA Hambalyo! Waad dhameyey Koorsada RESA.