Goolka waxbarasho Ardeygu waa in uu; Qeexi karaa tilmaamina kraa xayawaanka ku nool wabiga xeeligiisa.. Qeexi karaa malayga iyo xayawaanka yaryar ee ku.

Slides:



Advertisements
Similar presentations
Take a computer and tell Profe the #.
Advertisements

El alfabeto.
Duufaan Ba’ani Waa... Tan soo saarta taluulshe (shiid-baraf) wadajira oo ah ugu yaraan saddex-rubac oo inji bed ahaan, lehna 58 mayl saacaddii xawaare.
The Spanish Alphabet “El abecedario”.
1 Horumarka waxbarashada iyo kaalinta afka hooyo Abukar Yusuf Warsame Shirka macallimiinta, Stockholm Oktober 24, 2009.
Koorsada RESA: Xarunta Adeegyada Shaqada WAAXDA HORUMARINTA SHAQADA & SHAQAALAHA Q IIMEYNTA A DEEGYADA S HAQAALEYNTA KA H OR.
Halista Dabka  Cabudhid  Kulayl  Qiiq. Samaysiga Qorshaha Dabeed ee Qoyska  Rakibo dawanka dabka ka diga.  Sii aqoonso meelaha fakashada.  Sii baro.
AZMERIT Tartanka Waaliddiinta Maarso  AIMS: Waxaa abuuray qiyaasidda Arizona heerarka u yaal. Canuggaagu wuxuu soo qaadanayey imtixaankaan ilaa.
Daad wuxuu dhacaa... Mar kasta oo ay biyo sare u kacaan oo daboolaan meel engegnayd.
Hir Kuleed Waa... Waqti dheer oo uu socdo kulayl dheeraad ah oo inta badan ay la socoto hawo xirraan dheeraad ah.
Hir badeed ay sameeyaan dhulgo’yo ka dhaca badda hoosteeda. Sunaami Waa...
Foolkaane Waa... Daaqad uu dhagax shiidani ugu soo fakado dullada sare ee Dhulka.
Visual 5.1 Hawlgallada Goobid iyo Samatabbixin  Qaymayn  Goobiddu waxay tahay:  Helidda dhibbanayaasha.  Diiwaan-gelinta meelaha.  Samatabbixintu.
Kulanka Kormeeraha Waalidka Heerarka Waxbarashada.
An Overview of Somali Language
By Max. What is Katakana Katakana is the phonetic written Japanese language (there are a total three written Japanese languages.) Katakana is simpler.
3,000Ft 4,000Ft 5,000Ft O2O2 O2O2 O2O2 O2O2 O2O2 O2O2 O2O2 O2O2 O2O2 O2O2 O2O2 O2O2 O2O2 O2O2 O2O2 O2O2 O2O2 O2O2.
XISBIGA MIDNIMO- QARAN MIDNIMO NABAD BARWAAQO SOMAALIYA ©2014.
The London TV region Switches in April 2012 Magaalada London TV ga wuxuu isbadalayaa Apriil 2012 Presented by: Somali Management Development Centre Saturday.
Learning Letter Sounds Jack Hartman Shake, Rattle, and Read
Content adapted from DEECD Engaging Parents in Career Conversations Framework ( April 2014) - Somali Engaging Parents/Guardians in Career Conversations.
Body parts. Japanesepicturemeaning a ta ma ka ta hi za a shi me mi ku chi ha na to and (join nouns) Body parts song A ta ma, ka ta, hi za to a shi a ta.
16 世纪~ 17 世纪初,出了一位是丹 麦的观测家第谷,他是个超群出众 的观测家,他用自制的精确仪器辛 勤地观测了 20 年,取得了关于行星 运动的大量数据。 ( 1546 ~ 1601 ) 第谷.
L6 Teacher's Notes Topic: Probability What other questions could you answer ? Eg p(A or E) = 0.21 p(I or O or U) = 0.18 etc What other questions could.
Visual 2.1 Soo Dhaweyn iyo Ararta Cutubka Doorka CERT yada ee ka nabadgalka dabka:  Demi dababka yaryar.  Ka hortag dab kale.  Demi Yutiilitida  Caawi.
Α Α. a Alpha “short a” as in father β Β b beta.
Shaqo Raadin Aqoon Kororsi
1 Aa 2 a 3 apple.
Read through the following slides and fill out your study guide Aasaaska Word : Insert ayaa, Review, iyo View bedeley Read iyada oo raaceyso ka dib oo.
Chapter Two Operators and Expressions Lesson Seven.
Xaalada Iskuulka Kulanka Title I Marcy Open Oktobar 14,
Vowel Chart.
Lesson Four Boolean Type. Definition Boolean type is declared with the keyword bool. It has two possible values: true and false. Its default value is.
Himilooyinka Cutubka  Qeex noocyada halista ah oo ay u dayacan tahay bulshadaadu.  Qeex waajibaadyada CERTyada.  Sheeg tallaabooyinka u diyaarsanaanta.
What’s this? Unit 1.
Letters flitsen tot kern 3. e aa p m r k i.
Choosing light bulbs TypePurchase priceLife* Cost per year* Incandescent - 75 watt $0.701 year$10.80 ($2.80 for 4) CFL - Fluorescent spiral - 20 watt $4.408.
The Wellstone: Energy Conservation Reading your electrical bill. 1.Amount used 2.Cost of electricity 3.Fees & taxes 4.Comparing use to last year
= Reduce Reuse Recycle Buy less stuff Reuse items Recycle Buy in bulk
Sidee baa la isaga tuuraa qashinka iyo alaabta la midka ah?
Laundry tips for healthy living
Aragtida 2020 / Dugsiyo Tayo Leh Oo Ku Yaalo Xaafad Kasta
Qorsheynta: Lacaqta Waxbarasha Dhaqaalaha waxa fangeliyay maktabada Kansas City Public Library.
Waxbarashada Dhaqaalaha galiyey Maktabadda Dadweynaha City Kansas
How much does water cost? Waa immisa lacagta biyaha lagu bixiyo?
ONE COUNTRY, ONE NATION; SOMALIA
The Spanish Alphabet “El abecedario”.
Dib loogu noqdey: Degmada Dugsiga Midaysan Ee San Diyeego (San Diego Unified School District) Aragtida 2020/Dugsiyo Tayo Oo Ku Yaalo Xaafad Kasta.
Reading your electrical bill
How can water be saved? Shower for 10 minutes
SADEX HALIS AH: Illaaliinta
Waxbarashada Dhaqala galiyey Maktabadda Dadweynaha City Kansas
Xogta barnaamijka : Barnaamijkani midha dhaalka aqoonta ee doorka dhalinyarta sababaha ka danbeeyaa waxaa sabab u ahaa markii ay bateen baahiyaha dadweynaha.
The Spanish Alphabet “El abecedario”.
Do you want your hot dog pl ai n, with catsup, or with mustard?
QORAALKA KOOWAAD Degmada Dugsiga Midaysan Ee San Diyeego (San Diego Unified School District) Aragtida 2020 / Dugsiyo Tayo Oo Ku Yaalo Xaafad Kasta War.
Waxbarashada Dhagaalaha galin ah Kansas City Maktabadda Dadweynaha
Tababarka Shaqaalaha Daryeelka Guriga
The Spanish Alphabet “El abecedario”.
What do you like your hot dog? Do you like it w ay pl ai n,
Witches' Brew Hap Palmer and Martha Chaney PPT by Nancy Jolley.
Sharciyada Dhaqaalaha Shidaalka ee Dalalka soo Koraya
Soo jeediyey; Abdirashid Ahmed Sheikh Taariikh
GL Markets Galka Qeexidda Shirkadda GL Markets.
Armand Holle “Building Knowledge on Petroleum Resources Management”
The Spanish Alphabet “El abecedario”.
MIDEYNTA GOOBO KALA XUDDUUD AH & GOOBO HORUMARINEED OO WADAAG AH
Maamullidda Sharciga Shidaalka ee Dalalka Soo Koraya
GL Markets Galka Qeexidda Shirkadda GL Markets.
Presentation transcript:

Goolka waxbarasho Ardeygu waa in uu; Qeexi karaa tilmaamina kraa xayawaanka ku nool wabiga xeeligiisa.. Qeexi karaa malayga iyo xayawaanka yaryar ee ku nool wabiga.. Sheegi karaa sob shimbruhu u heesaan waqtiga guga. UU sheegi karaa khatarta deegaan ee ku soo fooleh xayawaanka ku nool wabiga iyo xeeligiissa..

Oreskog jiq ahi waa meel ay xayawaan badni sifiican oo nabad ah ugu noolaan karaan.

Grevling  Godkiisa waxa uu ka soo baxaa marka ay qoraxdu dhacdo si uu u ugaarsado.  Dadka waa uu ka cabsadaa, si degdeg ayuu u noqdaa oo xuska gala marka dadka arko.  Waxa uu cunaa xayawaanka, dirxi- dhuleedka iyo cayayaanka  Xaadhin ayuu samaystaa si uu saxaroonayo.

Buorm  Dhererkiisu wuxu gaaraa 2 mitir.  Marka uu xanaaqo aad ayuu wax u qaniinaa.  Sun ma laha.  Waa uu gabadaa waxaanu iska dhigaa wax dhintay.  Waxa uu jecelyahay gunta wabiga.  Waxa uu cunaa cayayaanka, raha iyo malayga yaryar.  Waxa kale oo uu cunaa dooliga ukunta shimbiraha iyo xayawaanka yaryar. Waxa uu dhalaa ukun waxan uu dhigaa dhexdeeda.

Vannrotte: Dooli-biyood  Waxa kale oo loogu yeeraa dooli-dhuleed.  Dabaasha aad ayuu u yaqaan.  Wabiga xeeligiisa ayuu jecelyahay.  Xeeliga godad isku daloola ayuu ka sameeyaa.  Dhirta ayuu cunaa.  Waxa uu garaacdaa xididka geedaha khudaarta ah..  Waxa uu dhalaa ilaa shan ilmo ah sedaex ama afar jeer xagaaga.

Vannspissmus  Waa cadaan iyo madow.  Timo adag ayuu waxa uu ku leeyahay dabada iyo lugaha danbe. Waa u ku fiicanyahay dabaash iyo muquurashada.  Dabada dheer waxa uu u sticmaalaa sidii shukaanta lugahadanbana sidii alwaaxda doonyaha marka uu dabaalanayo. Si fudud ayuu biyaha dushooda u heehaaba.  Waxa uu ku noolyahay, cayayaanka, dirxiga, iyo malayga yaryar.

Nolosha biyo xidheenka  Dayrtii marka roobku dao,biyo ayaa gala biyo xidheenka.  Mar marka qaar malaay waaweyn oo xididada dhirta biyaha dhexdeeda ah Ayaan ku aragnaa.

Malaayga wabiga  Waxa uu jecelyahay biyaha socda.  Waxa uu iskaga gudbaa xeebaha, wabiyada iyo biyo xidheenada marka uu dhalayo bilaha sibtambar iyo oktoober.  Ninka ayaa marka hore yimaad oo qabta meel ku wanaagsan in ukunta la dhigo.  Meesha ugu wanaagsani waa gunta meel biyo feresh ah oo socdaa ka jiraan.

 Ta dhediga ahi dhowr wiig ayey ka danbeysaa labka.  Naagtu god ayey ka samaysaa gunta waanay dhigtaa ukunta.  Ninku waxa uu ukunta dusha kaga sayriyaa caano bacrimiya ukunta.  Naagtu carro ayey dusha uga shubtaa ukunta inta aanay ka tagin

Sjøørret  Waxa uu ku noolyahay biyaha badda iyo kuwa macaanba.  Waxa uu joogaa xeebta iyo gacamada.  Waxa uu tagaa wabiyada iyo biyo xidheenada marka uu ukunta dhigayo.  Qaar waxa ay jecelyihiin wabiyada iyo haraha kuwana waxa ay jecelyihiin badda.  Kuwa webiyada iyo kuwa baddu waxyar ayey kala duwanyihiin laakiin waa isku nooc.

Xayawaanada yaryar oo biyaha ku jira  Xayawaanada yaryar oo ku nool wabiyadu waxa ay la qabsadeen biyaha socda.  Qaar badan oo iyaga ka mid ahi waxa ay leeyihii layman-mowjadeedyo u fududeeya si aanay biyuhu u qaadan.  Qarbadani waxa ay leeyihiin qoobab, qabsatooyin iyo madaiibado nuugeed ay wax ku qabsadaan si aanay biyuhu u qaadan.  Qaarkood waxa ay isticmaalaan dhagac yaryar say culays u yeeshaan.

Vårfluelarve Dirxiga duqsi gu,eedka  Guri dhuun ueg ayaa waxa uu ka dhistaa caleemaha dhadhay iyo qoryaha.  Kuwa ku nool wabiyada iyo meelaha biyuhu waxay guryaha ka dhistaan ciida iyo jayga.  Kuwo kamida dirxi-duqsiyeedku waxa ay guryo kadhistaan dhagxaanta yaryar oo ay gadaal uga dhajiyaan qori dheer si uu mowjadda si toos ah iskugu taago.  Qaar waxay taxdaan shabaq ay ku dhajistaan dhagaxa salka hoose ku yaalla.

Døgnfluenymfe  Waxa ay leeyihiin gees ay wax ku dareemaan.  Waxa ay xagga danbe ku leeyihiin seddex dabo oo dun u eg.  Waxa ay leeyihiin dhisme yar oo ay u isticmaalaan baalal.Har små anlegg til vinger.

Steinfluenymfe  Waxa ay leeyihiin geesas dhaadheer oo ay ku wax ku dareemaan.Har  Waxa ay leeyihiin laba dabo oo dun u egg.  Dhismo ayey baalal u haystaan.Har  Waxay ku wareegaansalka hoose ee biyaha.

Snegler Alaalaxeey  Waxa ay isku nuugtaa oo isku dhajisaa dhagxaanta iyo qoryaxa xeelliga.  Ta la dhahoToppluesneglen Waxa ay la qabsatay oo ku nooshahay biyaha socda.

Knottlarve ama Dirxi bureedku  Waxa ay qaybta danbe ee jirka ku dhajisaa dhagxaanta, qoryaha iyo xididadda salka ku yaalla.  Waxa ay afka ku leeyihiin timo yaryar oo dhalaalaya si ay uga miiraan wayaalaha usoo raacaya biyaha afkooda galaya.Har små flimmerhår rundt munnen for å filtrere organismer fra vannet.